Madaxwaynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr Siciid C/laahi Deni ayaa soo saaray Wareegto kutaariikhaysan 21 october 2019 oo lagu magacaabay Wasiiru dowleyaal iyo wasiiro ku xigeen… Read More
Kulan Ujeedkiisu ahaa katashiga iyo ka doodidda qodobada ku darista ama ka badalka u baahan si loo ansixiyo sharciga baarista iyo ilaalinta Hilibka Qaranka oo muhiim u ah bulshada Soomaaliye… Read More
Cabasho xooggan ayaa ka taagan qiimaha lacageed ee la saaray ardayda iibsanaya buugaagta Manhajka cusub ee dugsiyada sare Puntland.Wararku waxay sheegayaan in arday kasta oo iibsanayaa… Read More
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku joojiyay in la iibiyo buugaagta Manhajka Waxbarashada dusgiyada sare ee Puntland, inta dib loo eegayo s… Read More
Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay natiijada imtixaan dugsiga sare ee ay qaadday dowladda.Sanadkaan ayaa waxaa imtixaanka… Read More
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladd goboleedka Puntland Dr- Jamac Farax Xasan ayaa maanta safar shaqo ku soo gaaray degmada Bargaal ee Gobolka Gardafu, Safarka waxaa ku wehelinayay… Read More
Baargaal.net::-Wasiirka Caafimaadka Dawlad goboleedka Puntland Dr- Jaamac Faarax Xasan ayaa maanta Si ballaaran lagu soo dhaweeyay magaalada Taageer ee Degmada Baargaal Gobolka Gardafuu.Wasi… Read More
Sida lagu shaaciyay war ka soo baxay ciidamada badda Mareykanka Maraakiib kuwa dagaalka oo laga leeyahay dalkaas ayaa maraya marin biyoodka Taiwan.Dowladda Shiinaha oo ka falcelisay booqasha… Read More
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 40 ee 10-ka September 2022, kuna saabsan magacaabid Wasiiro ka tirsan Golaha Xukuumad… Read More
Caluula: (BAARGAAL MEDIA) :- Wasiirka wasaraadda caafimaadka Dawlad goboleedka Puntland Dr Jamac Farax Xassan ayaa maanta safar shaqo ku soo gaaray degmada Caluula ee xarunta Gob… Read More
waxaa maanta oo taariikhda tahay 2 dii bisha November 2022 ka qabsoosamay xarunta hay'adda Waddooyinka Puntland ee PHA kulan ay ka soo qaybgaleen guddigii C… Read More
Washington — Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay lacagta abaal-marinta ah ee ay ku bixineyo xog hoggaamin karta aqoonsiga iyo halka ay ku sugan yihiin madaxda sare ee kooxda… Read More
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Anthony Blinken ayaa jimcaha la kulmi doona dhiggiisa Shiinaha Wang Yi magaalada New York, iyadoo ay jirto xiisad xooggan oo ka dhalatay faylka… Read More
Armenia iyo Azerbaijan ayaa ku baayac-mushtareeya eedeymaha Jimcihii ee ku saabsan jebinta xabad joojin jilicsan oo usbuucii hore soo afjartay dagaalkii ugu xumaa tan iyo 2020 ee u dhexeeya… Read More
Sarkaal sare oo ka tirsan Wasaaradda Difaaca Mareykanka (Pentagon) ayaa ku dhawaaqay - shalay oo Khamiis ahayd - in Mareykanka uu India kala kaashan doono horumarinta diyaaradaha aan d… Read More
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa sheegay in haddii heshiiska Nukliyeerka la gaaro, ay waajib tahay in lagu daro xiritaanka dhammaan arrimaha taagan, oo ay ku jiraan joojinta baarit… Read More
Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa wasiirka gaadiidka ee Lubnaan Ali Hamiyah ayaa sheegay in maydadka 53 qof laga soo saaray xeebaha dalka Suuriya, taas oo ka dhigaysa tira… Read More
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu u hoggaansan yahay dammaanad qaadka uu u baahan yahay inuu dib ugu laabto heshiiskii Nukliyeerka ee 2015, halka sarkaal Ma… Read More
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Israa’iil ayaa khamiistii u yeedhay safiirka Mexico u fadhiya magaalada Tel Aviv si ay u canaanto ka dib markii mudaaharaadayaashu ay ku qoreen “Dh… Read More
Wasaaradda caafimaadka ee dalka Suuriya ayaa sheegtay in 34 qof ay ku dhinteen maanta oo Khamiis ah, ka dib markii dooni ay la socdeen ay ku degtay xeebta magaalada Tartus, halka qaar kalena… Read More
Kuuriyada Waqooyi ayaa Arbacadii beenisay eedeymaha ay Washington u soo jeedisay ee ku aaddan inay hubka iyo rasaasta ka iibiso Ruushka, waxayna sheegtay inaysan wax qorshe ah u hayn mustaqb… Read More
Shalay oo Arbaca ahayd, mas’uuliyiinta Pakistan waxay sheegeen in kiisaska duumada ay ku sii fidayaan deegaannada ay fatahaaduhu saameeyeen, iyadoo tirada cudurrada u dhintay ay gaarta… Read More
Dareenka reer galbeedka ayaa wali sii socda go’aanka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ku dhaqan galinayo abaabulka qayb ahaan ciidamada kaydka ah si ay uga dagaalamaan Ukra… Read More
Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa laba ka mid ah ilo-wareedyo Turki ah ayaa sheegtay in shirkadda difaaca ee Turkiga ee “Baykar” ay Imaaraatka geysay 20 diyaar… Read More
Maanta oo Arbaca ah, Xeer Ilaaliyaha Guud ee New York Leticia James ayaa gudbiyay dacwad madani ah oo ka dhan ah madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump iyo qoyskiisa iyo saaxiib… Read More
Caluula: Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada Dawlada Puntland Dr. Rashid M. Yusuf oo uu waheliyo Agaasimaha Shaqada iyo Shaqaalaha Wasaaradda Eng Abdi Shafi ayaa ka qa… Read More
Suxufiga reer Talyaani ee Rudi Galletti, oo ah weriyaha Sky Italia, ayaa daaha ka qaaday tafaasiil cusub oo la xiriirta heshiiska kooxda Al Hilal Saudi Club ay la gashay ciyaaryahanka… Read More