Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Dowlada Somalia Oo Deeq Gaadiid ah ka Gudoontay Dhigeeda Kuuriya Koonfureed.(Sawiro)


Dawlada Fadaraalka ayaa la wareegtay gaadiid ay dowlada Kuuriyada Koonfureed ugu deeqday dowlada Soomaaliya

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Adan Xaadoow Ayaa guddomay gaadiid ay dowladda Kuuriya ugu deeqday Wasaaradda Arimaha Dibada Dibada iyo Iskhaashiga Caalamiga ah.

Gaadiidkan oo ka koobnaa afar(4) gaari oo ah nooca Hyundai Santa ayaa ah qabytii labaad ee taageero gaadiid ah oo dowladda Kuuriya ay soo gaarsiiso Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS.

Xoghayaha Joogtada ah ee wasaaradda Mudane Xamza Adan Xaadoow ayaa uga mahadcelinay dowladda Kuuriya taageerada gaadiidka ah, isagoo sheegay inay uga faa’iidaysan doonaan fududaynta hawlaha Wasaaradda.






This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Dowlada Somalia Oo Deeq Gaadiid ah ka Gudoontay Dhigeeda Kuuriya Koonfureed.(Sawiro)

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×