Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

AGAASIMAHA WASAARADDA QORSHAYNTA PUNTLAND OO SHAQA JOOJIN LAGU SAMEEYAY

 



Wasiirka Qorsheynta Puntland, Maxamed Siciid Faroole Ayaa shaqo joojin ku Sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Sharmaake Cali Xasan.

Waraaq kasoo baxday Maxamed Siciid Faroole ayaa lagu sheegay in la hakiyay dhamaan akoonada Wasaaradda Qorsheynta Puntland, si baaris loogu sameeyo.



Sidoo kale, Wasiirka ayaa ku wargeliyay Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Puntland in baaris maamul iyo mid maaliyadeed lagu sameeyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Sharmaake Naaleeye.

Shaqo ka joojinta Wasiirka Qorsheynta Puntland uu ku sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa la sheegay inay salka ku heyso khilaaf soo kala dhexgalay labada masuul, kaas oo salkiisu la xariiro arrimo dhaqaale.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

AGAASIMAHA WASAARADDA QORSHAYNTA PUNTLAND OO SHAQA JOOJIN LAGU SAMEEYAY

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×