Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Madaxda wasaarada Kaluumaysiga oo isku haya Doonyo kalluumeysi oo loogu deeqay degaanno ka tirsan xeebaha Puntland.

 


Khilaaf xooggan Ayaa ka dhex taagan sida xog Hoose Lagu helàayo wasiirka Kalluumeysiga Puntland, Rashiid Maxamuud Yuusuf iyo ku xigeenkiisa, Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud.

Xogo madax-bannaan ayaa xaqiijinaya in khilaafka labada mas’uul uu ka bilowday doonyo kalluumeysi oo loogu deeqay degaanno ka Tirsan Xeebaha Puntland.

Xogaha ayaa sheegaya in doonyihii la bixiyay qaarkood ay dib u iibsadeen dadkii lagu caawiyay, kadibna warkaas la gaarsiiyay madaxda wasaaradda.

Wasiirka iyo wasiir ku xigeenka ayaa kadib isku khilaafay sida loo wajahayo arintaas, waxaana mid kasta qaaday tallaaba isaga u gaar ah, sida ay xoguhu tilmaamayaan.


Xigasho : Puntlandpost



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Madaxda wasaarada Kaluumaysiga oo isku haya Doonyo kalluumeysi oo loogu deeqay degaanno ka tirsan xeebaha Puntland.

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×