Ciidamada Ukraine ayaa laga yaabaa inay ka baxaan magaalada weyn ee bariga ku taal ee Severodonetsk, taasoo ciidamada Ruushka ay ku dhow yihiin hareeraheeda, sida uu sheegay sarkaal ha… Read More
“Waxaan hadda Imaam ka ahay Misaajidkii aan mar doonayay in aan ku xasuuqo Muslimiin badan”Qisada Richard McKinney oo ah nin u dhashay dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay da… Read More
Wararka naga soo gaarayo xaafadda Suuq liif ee degmada dharkiinleey, ayaa sheegaya in kooxa hubaysan oo Ciyaal weerro ah ay xaafadda ku dileen wiil dhalinyaro ah.Wiilka la dilay ayaa l… Read More
Ergo ka kala socda Dowladda Itoobiya iyo Kooxda TPLF ayaa maanta iska xaadiriyay dalka Koonfur Afrika, si ay uga qayb galaan kulanka xalka loogu raadinayo ee labada dhinac ku dhex maraya Koo… Read More
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo xanuun badan oo ka dhacday xaafadda Wajeer oo ka tirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, taas oo ka dhalatay dil arxan darro ahaa o… Read More
Maanta, oo Khamiis, ah Taliska dhexe ee ciidamada badda Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in ay badbaadiyeen saddex badmaax oo rayid ah oo reer Yemen ah, ka dib dab qabsaday dooni yar … Read More
Askarigii loo haystay dilka xildhibaan Juweyriya oo ka hadlay ‘sababta dilka’Warbaahinta maxalliga ah ee Itoobiya iyo kuwa Soomaalida ayaa maalmihii lasoo dhaafay si weyn u… Read More
Howgal samatabixin ah ayaa caawa ka socda aagii maanta ay ka dhaceen qaraxyada ee nawaaxiga isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho kaasoo ay wadaan ciidamada DF iyo kooxaha gurmadka.Gaad… Read More
Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo waaweyn oo maanta ka dhacay nawaakiga isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho.Qaraxyada oo labo ahaa ayaa loo adeegsaday gaadiid laga soo… Read More
Hay'adaha sirdoonka waa kuwa inta badan gacanta kusoo dhiga shaqsiyaadka markaas la doon doonaayo, tani waxay ku xiran tahay tayada Hay'ada sirdoon ee dalkaas. Ugaarsiga Hay'ada sirdoon… Read More
~ Aniga oo madaxweyneyaashii hore kula dagaalamay in xukunka ay dheeraystaan. Maanta anigiina muddo xileedkayga sharciga ah ka badan joogi maayo"***Lula Da Silva, waa hoggaamiye halgamaa bu… Read More
Dil kasta oo loo gaysta saynis yahan ama qof saamayn ku leh dhulkiisa waxaa ka dambeeya waa fadeexo iyo Hay'adaha sirdoonka ay madaxa is daraan, Shirqoolada is daba jooga ah ee ay… Read More
Madaxa Golaha Sare ee Suudaan, Abdel Fattah Al-Burhan, ayaa sheegay shalay oo Khamiis ahayd, in "aan la cayimin taariikhda doorashada, laakiin ciidamadu ma sugi doonaan weligeed." … Read More
Dareenka reer galbeedka ayaa wali sii socda go’aanka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ku dhaqan galinayo abaabulka qayb ahaan ciidamada kaydka ah si ay uga dagaalamaan Ukra… Read More
Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal Ayaa Howl Gal Ay Ka Sameyeen Magalooyinka Garowe Iyo Burtinle Ku Soo Qabtay Xashiishad Iyo Khamri Dadkii Watay Iyo Gaarigii Lagu Waday.Ciidamada booli… Read More
Hay’adda Ilaalada Xeebaha dalka yaman ayaa shaaca ka qaaday in qeybtooda gacanka Cadmeed Lagu soo wareejiyay mukhalasiin hub u siday shixnad hub ah oo laga soo raray… Read More
War-Murtiyeed kasoo baxay shirka Laascaanood uga socday waxgaradka gobolada SSC ayaa lagui shaaciyey in gebi ahaanba ay iska diiddeen ka sii mid ahaanshaha Somaliland.Waxa ay sidoo kale shee… Read More
Mareykanka ayaa shaaciyay in aan la aqbali karin duqeymaha aan kala joogsiga laheyn ee lagu garaacayo dadka rayidka ah ee kunool Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool.War kaso… Read More
Xukuumadda federaalka ayaa maalmo ka hor meelmarisay heshiis difaac oo dhexmaray Soomaaliya iyo Imaaraadka, kaas oo la filayo in la hor-geeyo baarlamaanka si ay cod ugu qaadaan.Buuq ay… Read More
Maxaa ka Jira in Maraykanku hor istaagay qorshihii loogu wareejin lahaa Raascaseyr imaaraadkaWarar ka Soo baxaya Kulan ay la yeesheen saacadihii la Soo dhaafay Madax ka soco… Read More
Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku geeryooday iyo dhowr kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal kooban oo habeenimadii xalay ka dhacay bartamaha caasimadda Puntland ee Garoowe.Iska hor imaadkan… Read More
Gudoomiyihii hore ee Maxkamada degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa galabta lagu dilay magaalada Muqdisho caasimada Somalia.Sheekh Maxamuud Caraale ayaa u geeriyooday dhaawacyo ka… Read More
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Turkiga ayaa ku dhawaaqay inay soo badbaadiyeen 46 tahriibayaal ah oo ay ku jiraan soomaali, xilli ay doonayeen inay ku tahriibaan badda.Waxayna bayaan ay so… Read More
Xoogagga Daraawiishta SSC-Khaatumo ayaa maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Ciidamada Somaliland ee Dhuyuc-xuunsho.Xogo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in SSC gacanta ku dhigeen… Read More
Ugu yaraan 19 oo muhaajiriin ah oo ka soo jeeda dalalka saxaraha ka hooseeya ee Afrika ayaa dhintay kadib markii ay doontii ay kaga gudbi lahaayeen badda Mediterranean-ka kuna gaaraan Talyaa… Read More
Ciidamada maamulka Somaliland ayaa mar kale saaka weerar ku soo qaaday magaalada Laascaanood kadib markii ay ku fashilmeen weerarkii shalay.Jihooyinka galbeedka iyo bariga Laascaanood… Read More
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Puntalnd ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 14 nin oo ka tirsanaa Al-Shabaab.Maxkamadda ayaa si kooban u baahisay magacyada… Read More
Iyadoo ay weli dagaallo ka socdaan guud ahaan dalka Suudaan, labada dhinacba, ayaa waxay soo gudbinayaan sheegashooyin baaxad leh, balse aan la xaqiijin oo ku saabsan baaxadda dhulka a… Read More
Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa saacadihii lasoo dhaafay laga dareemayaa jiidaha hore ee magaalada Laascaanood, halkaas oo muddo saddex bilood ah ka soconayeen dagaalo culus oo u dhexeeya ci… Read More
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dil goor sii horeysay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo koox burcad ah ay ugu geysteen gabar dhalinyaro ah.Dilkan oo ka dhacay xaafada Juungal ee degm… Read More
Doonni ay saarnaayeen tobanaan tahriibayaal ah oo ku sii jeeday dalalka Yurub ayaa ku degtay xeebaha dalka Liibiya.Wararka ayaa sheegayaan in ay goobtaas ku dhinteen ugu yaraan 55 qof… Read More
Iyada oo weli ay taagan tahay xiisadda dagaal u dhexeeyo Somaliland iyo SSC-Khaatumo ayaa waxaa haatan ay xukuumaddda Hargeysa wada qorshe ay ku qaadeyso duulaankii ugu weynaa ee ku aadan gu… Read More
Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda dawlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi saakay ay xiisad ka kiciyeen maleeshiyo hubaysan oo ka soo horjeeda in… Read More
Kooxda Calooshood-u-shaqaystayaasha Ruushka ee Wagner ah oo soo maray inta badan dariiqa Moscow ayaa ugu dambeyn oggolaaday inay dib u noqdaan si ay uga fogaadaan dhiig daata sida uu s… Read More
Ugu yaraan 6 ruux ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen tiro kalena ay ku dhaawacmeen dagaal iyo duqeymo culus oo maanta ka dhacay magaalada Laascaanood.Dagaalka ayaa ka dhacay aag… Read More
Turkiga ayaa sahminaya sida ay door muhiim ah uga qaadan karto soo celinta nidaamkii dimoqraadiyada ku dhisnaa ee Niger, halkaasoo militerigu ay la wareegeen awoodda bishii hore, sida uu yir… Read More
Mas’uuliyiinta xukuumada bariga Liibiya, ayaa sheegay in ilaa 2,000 oo qof laga cabsi qabo inay dhinteen, kumanaan kalena la la’yahay.Boqolaal qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku d… Read More