Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Saraakiil Mareykan ah oo Gobolka Hiiraan u tegay dardar gelinta la dagaalanka Al-Shabaab

 


Saraakiil ka socota dowladda Mareykanka ayaa maanta gaaray Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane Taliyaha ciidanka Dib-u-xoreynta deegaanka Maxamed Cismaan Ganeey iyo madax kamid ah Maamulka Degmada Maxaas soodhaweyn ugu sameeyay saraakiishaasi ciidan.

Madaxda Maamulka Degmada Maxaas ayaa warbaahinta u sheegay in socdaalka saraakiisha Mareykanka uu ku qotomo dar-dar gelinta wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah AS.

Saraakiisha ciidanka Mareykanka ayaa ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka iyo kuwa dowladda maamulka degmada Maxaas iyo qeybaha bulshada degmadaasi ku ammaanay sida aay isaga dul qaadeen Al-Shabaab, iyaga oo u sheegay inay garab taagan yihiin.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Saraakiil Mareykan ah oo Gobolka Hiiraan u tegay dardar gelinta la dagaalanka Al-Shabaab

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×