Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

55 QOF OO KU GEERIYOODAY DOON KU DEGNTAY XEEBAHA DALKA LIIBIYA

 


Doonni ay saarnaayeen tobanaan tahriibayaal ah oo ku sii jeeday dalalka Yurub Ayaa ku degtay xeebaha dalka Liibiya.

Wararka ayaa sheegayaan in ay goobtaas ku dhinteen ugu yaraan 55 qof oo ay ku jiraan caruur iyo haween, sida laga soo xigtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca socdaalka.


Doonta qaraqantay ayaa sidday illaa 60 tahriibe, waxayna ka shiraacatay xeebta magaalada Garabouli oo dhinaca bari ka xigta caasimadda Tripoli.

Hay’adda Socdaalka ayaa sheegtay in shan qof ay ka badbaadeen masiibadan, kuwaas oo ay ciidamada ilaalada xeebaha ee Liibiya ay keeneen dhinaca berriga.





This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

55 QOF OO KU GEERIYOODAY DOON KU DEGNTAY XEEBAHA DALKA LIIBIYA

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×