Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Somaliland oo mar kale dagaal ku soo qaaday magaalada Laascaanood

 

Ciidamada maamulka Somaliland ayaa mar kale saaka weerar ku soo Qaaday Magaalada Laascaanood kadib markii ay ku fashilmeen weerarkii shalay.

Jihooyinka galbeedka iyo bariga Laascaanood ayay weerar ka soo qaadeen sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo dhinaca amniga ah.

Dagaalka xooggiisa ayaa sida la soo werinayo ka socda dhanka galbeed ee Laascaanood halkaas oo laga maqlayo hubka culus.

Weli faahfaahin intaas dhaafsan lagama hayo dagaalka socda islamarkaana lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaas.





This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Somaliland oo mar kale dagaal ku soo qaaday magaalada Laascaanood

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×