Odayaasha iyo Guddiga ku howlan diyaarinta Xildhibaannada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in saddex meelood labo meel oo ka mid ah tirada Baarlamaanka Puntland la soo dh… Read More
Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble gudan waayay waajibaadkii loo xilsaaray ee hoggaaminta doorashada. Madaxweyne Farmaajo ayaa ku… Read More
Magaalada Caluula ee xarunta Gobolka Gardafuu waxaa maantay ka furmay Kalfadhiga 17aad ee golaha deegaanka Degmada Caluula kaas oo ay ka qaybgaleen masuuliyiin ka socotay Go… Read More
Waxaa lagu wadaa saaacadaha soo socda in lagu dhawaaqo Gole wasiiro oo gaaraya 26 wasiir 26 wasiir ku xigeen iyo 15 wasiiru Dowle;Haddaba si hordhac ah ayaa warbaahinta u soo gudbineys… Read More
Mas’uuliyiinta dowladda federaalka ee uu madaxweynaha ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka dhex taagan khilaaf xooggan oo ku aadan maareynta abaarta dalka ka jirta, waxaa… Read More
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa maanta ka degay magaalada Adis ababa,halkaasoo si weyn uu ugu soo dhaweeyay ra’iisul wasaare Abiye Ahmed.Ujeeddada socdaalkiisa ayaa la… Read More
Ergo ka kala socda Dowladda Itoobiya iyo Kooxda TPLF ayaa maanta iska xaadiriyay dalka Koonfur Afrika, si ay uga qayb galaan kulanka xalka loogu raadinayo ee labada dhinac ku dhex maraya Koo… Read More
waxaa maanta oo taariikhda tahay 2 dii bisha November 2022 ka qabsoosamay xarunta hay'adda Waddooyinka Puntland ee PHA kulan ay ka soo qaybgaleen guddigii C… Read More
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta U baxaya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, isagoo shirar gaar gaar ah ku gali doono xarunta gobolk… Read More
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Anthony Blinken ayaa jimcaha la kulmi doona dhiggiisa Shiinaha Wang Yi magaalada New York, iyadoo ay jirto xiisad xooggan oo ka dhalatay faylka… Read More
Armenia iyo Azerbaijan ayaa ku baayac-mushtareeya eedeymaha Jimcihii ee ku saabsan jebinta xabad joojin jilicsan oo usbuucii hore soo afjartay dagaalkii ugu xumaa tan iyo 2020 ee u dhexeeya… Read More
Madaxa Golaha Sare ee Suudaan, Abdel Fattah Al-Burhan, ayaa sheegay shalay oo Khamiis ahayd, in "aan la cayimin taariikhda doorashada, laakiin ciidamadu ma sugi doonaan weligeed." … Read More
Madaxweynaha Iran Ibrahim Raisi ayaa xaqiijiyay in mas’uuliyiintu ay furi doonaan baaritaan lagu ogaanayo dhimashada gabadhan da’da yar, Mahsa Amini, isagoo ka digay isla waqtiga… Read More
Maxkamadda Xuquuqda Aadanaha iyo Shucuubta Afrika ayaa soo saartay go'aan ka dhan ah ficillada madaxweynaha Tunisia Kais Saied, waxayna ka dalbatay inuu ku soo laabto dimoqraadiyadda d… Read More
Safiirka Falastiin ee London, Husam Zomlot, ayaa uga digay dowladda Britain in go’aan kasta oo safaaradda Britain looga raro Tel Aviv loona raro Qudus ay ka dhigan tahay xadgudub baree… Read More
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa sheegay in haddii heshiiska Nukliyeerka la gaaro, ay waajib tahay in lagu daro xiritaanka dhammaan arrimaha taagan, oo ay ku jiraan joojinta baarit… Read More
Ukraine ayaa bilowday inay dhufeysyo ka dhisto gobolka waqooyi bari ee Kharkiv iyadoo la filayo weerar rogaal celis ah oo Ruushku soo qaado ka dib markii madaxweyne Vladimir Putin uu k… Read More
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa Ruushka ku eedeeyay in ay jeex-jeexayaan mabaadi’da sharciga caalamiga ah iyo in ay xasuuq ka geysteen dalka Ukrain… Read More
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu u hoggaansan yahay dammaanad qaadka uu u baahan yahay inuu dib ugu laabto heshiiskii Nukliyeerka ee 2015, halka sarkaal Ma… Read More
Kuuriyada Waqooyi ayaa Arbacadii beenisay eedeymaha ay Washington u soo jeedisay ee ku aaddan inay hubka iyo rasaasta ka iibiso Ruushka, waxayna sheegtay inaysan wax qorshe ah u hayn mustaqb… Read More
Shalay oo Arbaca ahayd, mas’uuliyiinta Pakistan waxay sheegeen in kiisaska duumada ay ku sii fidayaan deegaannada ay fatahaaduhu saameeyeen, iyadoo tirada cudurrada u dhintay ay gaarta… Read More
Dareenka reer galbeedka ayaa wali sii socda go’aanka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ku dhaqan galinayo abaabulka qayb ahaan ciidamada kaydka ah si ay uga dagaalamaan Ukra… Read More
Khamiista maanta ah ayaa lagu wadaa in wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov uu wajaho dhiggiisa Ukraine iyo wasiirada arrimaha dibadda ee reer galbeedka oo uu ku jiro xoghayaha… Read More
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku eedeeyay Ruushka Arbacadii in ay ku xad-gudbeen mabaadi'da aasaasiga ah ee Axdiga Qaramada Midoobay iyagoo ku duulaya Ukraine, wuxuuna sheegay in Mo… Read More
Yamen (Baargaal.net) Ilo wareedyo maxalli ah ayaa ku waramay in madaxii golaha ku meel gaadhka ah ee Xadramout "Maxamed Siciid Al-Muxamed" lagu toogtay maanta oo Talaado ah magaa… Read More
Xog-ururinta uu daabacay Elon Musk ee ku saabsan ka tagista madaxnimada Twitter-ka ayaa keentay natiijo xanuun badan oo soo gaartay ninka ugu taajirsan adduunka. Ka degista xilka madax… Read More
Xukuumadda federaalka ayaa maalmo ka hor meelmarisay heshiis difaac oo dhexmaray Soomaaliya iyo Imaaraadka, kaas oo la filayo in la hor-geeyo baarlamaanka si ay cod ugu qaadaan.Buuq ay… Read More
Tirada dadka ku dhintay dhulgariirkii ku dhuftay Koonfurta Turkiga iyo Waqooyiga Suuriya ayaa kor u dhaaftay 36,000 oo qof, kaddib markii meydad hor leh laga soo saaray burburka dhismayaal b… Read More
Shir gaar ah oo u dhexeeya Puntland iyo Hay’addaha caalamiga ah ee taageera Soomaaliya, gaar ahaan Bangiga Adduunka (World Bank) ayaa ka furmaya caasimadda dalka Kenya ee Nairobi… Read More
Taariikhdu dib ayey isu qortaaLix iyo todobaatan sano ka hor Ingiriisku wuxuu kala qaybiyey Hindiya iyo Pakistan.Maanta nin Pakistani ah oo hogaamiya Scotland ( Hamza Yousaf) iyo nin H… Read More
Puntland waa maamul mug iyo miisaan weyn ku leh Soomaaliya. Waa maamulkii ugu horeeyay ee ka hanaqaada burburkii dowladdii dhexe kadib 1991 marka laga reebo Somaliland.Puntland waxa ay… Read More
Mas’uuliyiinta xukuumada bariga Liibiya, ayaa sheegay in ilaa 2,000 oo qof laga cabsi qabo inay dhinteen, kumanaan kalena la la’yahay.Boqolaal qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku d… Read More