Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Golaha wasiirada xukuumadda Xamse Cabdi Barre iyo beelaha ay ka soo jeedaan



 Waxaa lagu wadaa saaacadaha soo socda in lagu dhawaaqo Gole wasiiro oo gaaraya 26 Wasiir 26 wasiir ku xigeen iyo 15 wasiiru Dowle;

Haddaba si hordhac ah ayaa warbaahinta u soo gudbineysaa 26 Wasiir Iyo Beelaha ay ka kala tirsan yihiin, shaxdaanw axbaa iska beddeli kara saacad kasta.

Beesha Daarod 

  1. Xil. Fardowso Cusman Cigaal – Leelkase 
  2. Abshir Cumar Huruuse – Majerten (Arrimaha Dibadda)
  3. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) – Mareexan  (Amniga)
  4. Jaamac Khalif – Dhulbahante  (Kaluumeysiga)
  5. Xil. Siciid Dahir – Warsangeli  (Hawlaha guud & guriyeynta) 

Beesha Hawiye 

  1. Xil. Maxamuud Cabduraxmaan Beene Beene – Gugundhabe  (Qorsheynta)
  2. Xil. C/rasaq Maxamed Cumar – Xawadle
  3. Axmed Macalim Fiqi – Habargidir (Arrimaha Gudaha)
  4. Xil. Cali Xaaji – Gaaljecel (Caafimaadka)
  5. Xasan Macalin Maxamuud – Murursade  (Dastuurka)

Beesha Dir 

  1. Xil. Biixi Iiman Cige – Ciidagale ahna Raisul Wasaare Ku Xigeen
  2. Cabdullaahi Cadde – Habar Yoonis 
  3. Xil. Ismacil Cabdiraxmaan Sh Bashir – Habar Jeclo 
  4. Xil. Cilmi Maxamed Noor – Samaroon (Maaliyadda)
  5. Xil; Jamac Taqal Cabbaas – Gaadsan
  6. Xil. Axmed Xasan – Surre 

Digil & Mirifle 

  1. Sh Mukhtar Robow – Leeysan (Aqwaafta)
  2. Cabdulqaadir Jaamac – Jiroon (Gaashaandhigga)
  3. Xil. Axmed Nuunow – Dabarre
  4. Jibril C/rashid – Garre 
  5. Ilyas Xasan – Eelay 

Beesha Shanaad

  1. Faarax Sh C/qadir – Rer Aw Xasan (Waxbarashada)
  2. Da’ud Aweys – Jareerweyne  (Dekadaha & Gaadiidka Badda)
  3. Xil. Khadija Maqzuumi – Banadiri
  4. Xil. Mowlid Cabdi – Ajuuraan 
  5. Xil. Khadija Diriye – Yaxar


This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Golaha wasiirada xukuumadda Xamse Cabdi Barre iyo beelaha ay ka soo jeedaan

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×