Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Madaxweynaha Golaha ku meel gaadhka ah ee Hadramout oo ku dhaawacmay rasaas ka dhacday magaalada Mukalla

 


Yamen (Baargaal.net)  Ilo wareedyo maxalli ah ayaa ku waramay in madaxii golaha ku meel gaadhka ah ee Xadramout "Maxamed Siciid Al-Muxamed" lagu toogtay maanta oo Talaado ah magaalada Mukalla ee xarunta gobolka. 

Ilo-wareedyada ayaa sheegay in dabley aan la aqoonsan ay maanta oo Talaado ah rasaas ku fureen al-Mohammadi, xilli uu gaarigiisa ku watay mid ka mid ah waddooyinka Mukalla. 

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Al-Maxamed oo dhaawac fudud uu ka soo gaaray cagta,kadibna loo qaaday isbitaal ku yaala magaalada.





This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Madaxweynaha Golaha ku meel gaadhka ah ee Hadramout oo ku dhaawacmay rasaas ka dhacday magaalada Mukalla

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×