Dowladda Federaalka iyo Puntland ayaa is-afgarad ka gaaray shahaadada dugisga sare ee ardayda Puntland oo muddo labo sano muran ka taagnaa.War-saxaafadeed ay wadajir u soo saareen wasa… Read More
Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble gudan waayay waajibaadkii loo xilsaaray ee hoggaaminta doorashada. Madaxweyne Farmaajo ayaa ku… Read More
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyaha gobolka Bari u magacaabay Cabdirisaaq Cali Siciid (Shaahdoon). Cabdirisaaq Shaahdoon waa siyaasi hore xilal uga soo qabt… Read More
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ku metelaya Puntland oo ku sugan Garoowe ayaa maanta ku wajahan magaalada Muqdisho.Xildhibaannada oo ay weheliyaan mas’uuliyi… Read More
Warar hoose ay heshay warbaahinta warqaad ayaa sheegaya in xil loo magacaabi doono Wasiirkii hore ee Amniga Dawlad gobolleedka Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur oo loo yaqaano C/rash… Read More
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah ay u ambabaxaan dalka Turkiga. Safarka Madaxweynaha… Read More
Ilaa 10 askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay dagaalkii maanta ka dhacay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso.Sidoo kale ilaa 2 qof oo shacab ah ayaa dhaa… Read More
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa caawa ka qeybgalay casho sharaf si heersare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Qasriga… Read More
Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay natiijada imtixaan dugsiga sare ee ay qaadday dowladda.Sanadkaan ayaa waxaa imtixaanka… Read More
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxaoo caawa ka dhacay meel ku dhow Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho.Qaraxyada ka di… Read More
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay sababta soo celcelisa khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhexgala Dawladda Federaalka Soom… Read More
Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa ku dhowaaqday dacwado ka dhan ah 47 qof oo badankood Soomaali ah oo lagu eedeeyey inay ku lug yeesheen xatooyadii ugu weyneyd Mareykanka ee lagu samee… Read More
Mas’uuliyiinta dowladda federaalka ee uu madaxweynaha ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka dhex taagan khilaaf xooggan oo ku aadan maareynta abaarta dalka ka jirta, waxaa… Read More
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday isgoyska Soobbe ee magaalada Muqdisho si uu ugu kuur galo baaxadda dhibaatada xooggan ee ka dhalatay… Read More
Cilmi-baarayaal u dhashay dalka Canada (Kanada) kana tirsan jaamacdda “University of Alberta” ee gobolka Calgary ayaa shaaca ka qaaday inay ka heleen laba macdan oo aan hor… Read More
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash iyo qaar katirsan wasiiradda iyo xildhibaannada Puntland ee kasoo jeeda gobolka Sool, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dowladda federalka… Read More
Sheekada dhabta ah jacayl wey ka fogtahay.Bal qiyaas in Maasooniyada ay u dhisteen markabka weyn ee (Titanic) oo ay ku bixiyeen kharashaadkan mala-awaalka ah, kaliya si ay 3 nin oo ganacsato… Read More
War-Murtiyeed kasoo baxay shirka Laascaanood uga socday waxgaradka gobolada SSC ayaa lagui shaaciyey in gebi ahaanba ay iska diiddeen ka sii mid ahaanshaha Somaliland.Waxa ay sidoo kale shee… Read More
Xukuumadda federaalka ayaa maalmo ka hor meelmarisay heshiis difaac oo dhexmaray Soomaaliya iyo Imaaraadka, kaas oo la filayo in la hor-geeyo baarlamaanka si ay cod ugu qaadaan.Buuq ay… Read More
Xaaladda ka jirta gobolka Sool waxay u muuqataa in ay faraha ka sii baxayso, loona baahan yahay in dagaalka si dheqso ah lagu joojiyo iyo dhiigga macnodarada ku daadanaya.Dadka dhimana… Read More
Sida ay muujinayaan xogo ay heshay warbaahinta, Qorshe la doonayo in uu isku-casilo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamzse Cabdi Barre ayaa ka soconaya caasim… Read More
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa lagu wadaa in ay dhawaan ku kulmaan dalka Itoobiya, sida ay sheegeen ilo-wareedyo lagu kal… Read More
Waxaa soo baxaysa xog dheeraad ah oo ku saabsan diyaarad ku burburtay Gobolka Tver ee Ruushka, iyadoo ay warbaahinta Ruushku xaqiijisay in madaxa shirkadda gaarka ah ee Wagner Ev… Read More
SSC Khaatumo ayaa ka digtay dagaal beeleed ay sheegtay in ay Somaliland ka abaabulayso deegaanada bariga Ceerigaabo iyo Buuhoodle.Warsaxaafadeed kasoo baxday Maamulka SSC Khaatumo, aya… Read More