Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Puntland oo ka carootay cabashadii xaqiiqada Ku salaysnayd ee Gudoomiyaha Degmada Gumbax



Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka carootay cabasho uu Dhawaan warbaahinta u Soo mariyay wasaarada Arimaha Gudaha Puntland iyo madaxda Puntland Gudoomiyaha Degmada Gumbax mudane Maxamuud Axmed muuse oo uu uaga cabanaayo waxqabad la,anta iyo in puntland aysan ka warhayn deegaanada Laamiga ka baxsan  

Wasaarada Arimaha gudaha Puntland oo ka carootay Talaabada uu Ku kacay gudoomiyaha Degmada Gumbax ayaa shaqo ka joojin ku sameysay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka, ahna Duqa Degmada Gumbax.

Talaabada ay Qaaday wasaarada Arimaha gudaha Puntland ayaa muujinaysa sida Xukuumada Madaxwayne siciid c/laahi Denni ay aad u necebtahay cidii ka hadasha xaqiiqada ka jirta puntland iyo xaalada ay ku suganyihiin deegaano badan oo ka tirsan puntland balse aan adeegyada Dawladu gaarin 

Talaabada ayaa Ku soo aadaysa xilli uu Madaxwayne siciid C/laahi Denni Ku dhawaaqay inuu u tartamaayo xilka Ugu sareeya Dalka ee Madaxwaynaha Dawlada Fedraalka soomaaliya

Sii Akhri Read More


This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Puntland oo ka carootay cabashadii xaqiiqada Ku salaysnayd ee Gudoomiyaha Degmada Gumbax

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×