Laba Maalmood oo rabshado ay ka dhacayeen magaalooyinka ugu waaweyn ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa isbedel lagu sameeyey hogaanka cusub ee dalkasi.Cabdi Maxamuud Cumar ay… Read More
Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada BBC-da ayaa dooddii Jimcaha ee todobaadkan si weyn ugu faaqiday xaaladaha ka soo kordhay dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo wuxuu ku dambayn doono Ma… Read More
Xiisadda u dhaxaysa qowmiyadda Oromada iyo Soomaalida Itoobiya ayaa sababtay inuu sare u kac ku yimaado qiimaha qudaarta baradhada, basasha oo ka timaadda dalka Itoobiya, waxaana sidoo kale… Read More
br>
Muqdisho (Caasimad Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in xaalad cakiran ay ka taagan tahay deegaanada xuduuda goboladaasi, gaar ah… Read More
br>
Muqdisho (Caasimad Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in xaalad cakiran ay ka taagan tahay deegaanada xuduuda goboladaasi, gaar ah… Read More
Ugu yaraan 40 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay colaadda maalmihii u dambeeyay ka socotay deegaanka Garba Ciise, sida ay sheegayaan wararka laga helayo aaggaas.Sidoo kale weerarka waxaa… Read More
Afartan baabuur oo militari ah oo ay saarnaayeen askar ka socota Eritrea ayaa yimid waaberigii maanta, Arbacada, waxayna gaareen magaalada Xamra ee dalka Itoobiya, ka dib markii ay ku dagaal… Read More
Waxaa magaalada Djabuuti ee Caasimadda dalka Jabuuti maanta ka furmay Shirka madasha aragti wadaaga ee Heritage. Shirkan oo Furitaankiisa uu ka qeyb galay Madaxweynaha Dowladda aan wal… Read More
Al-shabaab ayaa guulo waaweyn ka sheegatay dagaal culus oo ilaa shalay ka socday degaano ku yaalla xadka gobolka Bakool uu la wadaago dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya kaasoo ay la galeen… Read More
Guddoomiyaha deegaanka Yeed ee gobolka Bakool Cabdisalaam Duwane Cumar ayaa ka war bixiyey dagaalkii ay kooxda Al-Shabaab ku qaaday deegaanada Yeed, Atoo iyo Washaaqo kadib wareysi uu… Read More
Wararkii u dambeeyay ee kasoo baxaya dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Itoobiya iyo Kooxda TPLF ayaa sheegaya in Militariga Itoobiya ay ka baxeen magaalada Kobo ee degaanka Axmaarada.War s… Read More
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa maanta ka degay magaalada Adis ababa,halkaasoo si weyn uu ugu soo dhaweeyay ra’iisul wasaare Abiye Ahmed.Ujeeddada socdaalkiisa ayaa la… Read More
Ergo ka kala socda Dowladda Itoobiya iyo Kooxda TPLF ayaa maanta iska xaadiriyay dalka Koonfur Afrika, si ay uga qayb galaan kulanka xalka loogu raadinayo ee labada dhinac ku dhex maraya Koo… Read More
Askarigii loo haystay dilka xildhibaan Juweyriya oo ka hadlay ‘sababta dilka’Warbaahinta maxalliga ah ee Itoobiya iyo kuwa Soomaalida ayaa maalmihii lasoo dhaafay si weyn u… Read More
Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi): waxa uu qiyaastii 1943-kii ku dhashay miyiga degaanka gobolka Togdheer. Aabbihii Ibraahim Warsame Siciid oo Walanwal loo yaqaanney, ayaa Alle ha u naxari… Read More
Cilmi-baarayaal u dhashay dalka Canada (Kanada) kana tirsan jaamacdda “University of Alberta” ee gobolka Calgary ayaa shaaca ka qaaday inay ka heleen laba macdan oo aan hor… Read More
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta U baxaya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, isagoo shirar gaar gaar ah ku gali doono xarunta gobolk… Read More
Munaasabad si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimay oo Lagu Daahfurayay Saymo Roob Baargaal Stadium ayaa waxaa Ka qaybgalay qaar ka tirsan maamulka degmadda ,Salaadiin Nabadoono Waxgara… Read More
Bulshada Deegaanka Taageer ee degmada Baargaal ayaa usoo baxay si ay u qaataan waraaqda Diiwaangelinta ee ay ku qaadanayaan Kaarka codbixinta.Cabdirixmaan Cabdullaahi Jaamac oo ka mid… Read More
Xildhibaanad Juweeriya Subcis oo ka mid ahayd Baarlamanka Dawladda Degaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa ku geeriyootay rasaas ka Dhacday garoonka diyaaradaha Garaad Wiilwaal ee magaalada Jig… Read More
Waxaa maalmaha Soo gaaraya Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu ururada siyaasada Puntland ee isu diyaarinaya ka qaybgalka Doorashooyinka golayaasha deegaanka ee Doorashada Qof iyo cod… Read More
Xaaladda ka jirta gobolka Sool waxay u muuqataa in ay faraha ka sii baxayso, loona baahan yahay in dagaalka si dheqso ah lagu joojiyo iyo dhiigga macnodarada ku daadanaya.Dadka dhimana… Read More
Alle ha u naxariistee Caasho Abuukar Ibraahim, oo aheyd gabar Soomaaliyeed ayaa laga dhex helay meydkeeda guri ay ka degneyd magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, kadib markii la dila… Read More
Isimadda dhaqanka ee gobalada SSC ayaa soo gaaray caasimadda Puntland ee Garoowe, iyagoo wada hadalo la leh hadda wafdi sare oo kasocda dawladda Itoobiya, kaas oo horey u soo maray mag… Read More
Sida ay muujinayaan xogo ay heshay warbaahinta, Qorshe la doonayo in uu isku-casilo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamzse Cabdi Barre ayaa ka soconaya caasim… Read More
16 qof ayaa ku dhimatay, sagaal kalena waa ay ku dhaawacmeen dab ka kacay dhismo ay daganaayeen magaalada Dubai ee dalka Isu Tagga Imaaraatka Carabta, warbaahinta gudaha ayaa sidaasi s… Read More
Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa saacadihii lasoo dhaafay laga dareemayaa jiidaha hore ee magaalada Laascaanood, halkaas oo muddo saddex bilood ah ka soconayeen dagaalo culus oo u dhexeeya ci… Read More
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa lagu wadaa in ay dhawaan ku kulmaan dalka Itoobiya, sida ay sheegeen ilo-wareedyo lagu kal… Read More
Iyada oo weli ay taagan tahay xiisadda dagaal u dhexeeyo Somaliland iyo SSC-Khaatumo ayaa waxaa haatan ay xukuumaddda Hargeysa wada qorshe ay ku qaadeyso duulaankii ugu weynaa ee ku aadan gu… Read More
Puntland waa maamul mug iyo miisaan weyn ku leh Soomaaliya. Waa maamulkii ugu horeeyay ee ka hanaqaada burburkii dowladdii dhexe kadib 1991 marka laga reebo Somaliland.Puntland waxa ay… Read More
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta u amba-baxay safar uu ku marayo dalal dhowr ah, kuwaas oo u tagayo arrimo kala duwan.Idilnews, ayaa horey u tabisay in Madaxw… Read More
SSC Khaatumo ayaa ka digtay dagaal beeleed ay sheegtay in ay Somaliland ka abaabulayso deegaanada bariga Ceerigaabo iyo Buuhoodle.Warsaxaafadeed kasoo baxday Maamulka SSC Khaatumo, aya… Read More