Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Madaxweynaha Puntland oo warbixin ka dhegaystay guddiga nabadaynta deegaanka Saax-maygaag

 


Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cadullaahi Deni ayaa maanta warbixin ka dhegaystay Guddiga Nabadaynta Deegaanka Saax-maygaag.

Shirka waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, sidoo kale waxaa kasoo qayb-galay Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ka mid ah mudaneyaasha golaha Wakiillada Puntland iyo Guddoomiyeyaasha gobolada Sool iyo Nugaal




This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Madaxweynaha Puntland oo warbixin ka dhegaystay guddiga nabadaynta deegaanka Saax-maygaag

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×