Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Madaxda Puntland Iyo Xaalufka Deegaanka

 

Sanadihii ugu danbayeeyay waxaa ka jiray deegaanada Gobolka gardafuu gaar ahaan deegaanada iyo tuulooyinka hoosyimaada degmada Baargaal xaaluf aad u xun kaasoo loo gaysanaayay Deegaanka Iyo Dhirta, iyadoo la gubay lana xaalufiyay gabi ahaanba dhirtaasi..

wacyigelin ah  ama  hawlgal lagula dagaalamayo nabaad guurinta dhirta & gubista dhuxusha ka wadin degmada Baargaal , dawladuna waxay u muuqataa inay kaliya ilaashanayso sunuuda yar ee cashuurta ah ee ka soo gasha xaalufkaasi musiibada qaran ah , deegaanka iyo duunyadana burburinaya. 

waxgaradka iyo cuqaasha iyo ururada bulshada deegaanka oo u adkaysan waayay dhibaatada balaaran ee loo gaysanaayo Deegaanka iyo xaalufka iyo nabaad guurka ka socda , ayaa qaylo dhaan ka soo saaray Marar Badan arinkaas kuna tilmaamay misiibo u baahan in si degdeg ah wax uga qabtaan madaxda dalku, oo ugu horeeyo madaxwayne siciid c/laahi deni

madaxda puntland ayaa marar badan ballan qaaday inay adeegyada iyo shaqada dawlada gaarsinyaan deeganada laamiga ka baxsan , laakin arinkaas ayaa u muuqda inuusan soo dhaafin kalumada looga hadlo, iyo shirarka jaraaid ay madaxd qabtaan

Deegaanku wuxuu u baahanyahay badbaado , ilaahow badbaadi .

 





This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Madaxda Puntland Iyo Xaalufka Deegaanka

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×