Sagaal ciyaartoy oo Saudi Arabia ah, oo ay ku jiraan xubno ka tirsan xulka qaranka sucuudiga ee ka qeybgali doona Koobka Aduunka 2018, ayaa ku biiray kooxaha Spain ee heerarka koowaad iyo la… Read More
Dowlad Goboleedka Puntland Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay In Sanadkaan Ay Martigelinayaan Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Oo Sanadkiiba Mar Lagu Qabto Dalka.Wasiirka Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Ee M… Read More
Cabdi Shariif waa wiil Soomaaliyeed oo u ciyaara Kooxda Liverpool. Wuxuu kooxda la saxiixday heshiis heer sare ah oo uu kaga mid noqonayo laacibiinta ay Liverpool ku tashato."Laacibkan qadka… Read More
Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey xiddigaha ku tartami doona abaal-marinta goolka sanadka ee Puskas Award iyadoo Lionel Messi uu ka soo muuqday, halka laga waayey Cristi… Read More
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa maanta ka qabsoomay kulan xasaasi ah oo u dhexeeya mas’uuliyiinta Puntland ee xilalka ka haya gobolka Bari gaar ahaan maamulka gobolka… Read More
Waa maxay Nabraha ama Boogaha Macaanka?- Dadka qaba cudurka macaanku waxay u nugul yihiin in ay yeeshaan nabarro ama boogo badanaa ku samaysma lugaha iyo cagaha hoose ee jidhkooda. Sab… Read More
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa war rasmi ah ay soo saartay caawa waxay ku shaacisay bixitaanka Lionel Messi, waxayna uga mahadcelisay wax walba oo uu sameeyay sanadihii la soo dha… Read More
Tan iyo markii ay sida degdega ah u burburtay xukuumadda Afganistaan ee xoolo iyo xooga badan ba ay geliyeen reer Galbeedka iyo soo laabashada ururka Daliban, waxa muuqda arrimo ugub ku ah h… Read More
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland, Dr Siciid Cabdullaahi Deni ayaa todobaadkan ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.Madaxweyne Deni, oo weli ku maqan safar dibadda… Read More
Xiddiga da’da yar ee Barcelona Ansu Fati ayaa ka hadlay bilowgiisii kooxda reer Catalan, wuxuuna shaaca ka qaaday dhinacyo badan oo ku saabsan noloshiisa gaarka ah… Read More
Kooxda Man United ayaa xaqiijisay in xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba isaga tagi doono kooxda kadib markii uu heshiiskiisa kooxdu dhamaadayPogba ayaa ku soo laabtay Old Trafford xagaagii 2… Read More
Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweeneysa Kooxda Reer Holland ee Ajax kulan ka tirsan tartanka Champions League ee Group A Garoonka Anfield.Kooxda Jurgen Klopp ayaa 4-1 ay Napoli ku xasuuqday ku… Read More
kooxda Bayern Munich ayaa garoonkeeda Allianz Arena ku soo dhaweeneysa kooxda Barcelona kulan ka tirsan Champions league-ga Guruubka C.Bayern ayaa 2-0 kaga badisay Inter Milan Arbacadii hore… Read More
Xulka kubadda cagta Da’yarta Soomaaliya ayaa cayaarta finalka maanta oo Sabti ah waxa ay isaga hor iman doonaan dhiggooda Koofurta Suudaan.Labadan xul ayaa u soo baxay ciyaarta f… Read More
Iyada oo la bilaabay tirinta maalmaha yar ee ka dhiman bilaabashada koobka adduunka, waxa aynu dib u milicsan doonaa taariikhda gaar ahaan 92 sano ka hor gaar ahaan markii la bilaabay… Read More
Xulalka 32-ka ee ka qayb galaya koobka adduunka ayaa si buuxda u soo wada saaray Liiska xiddigaha ay kaga qayb gali doonaan koobka adduunka.Bilaabashada koobka adduunka ayay inaga xigtaa maa… Read More
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Anthony Blinken ayaa jimcaha la kulmi doona dhiggiisa Shiinaha Wang Yi magaalada New York, iyadoo ay jirto xiisad xooggan oo ka dhalatay faylka… Read More
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku eedeeyay Ruushka Arbacadii in ay ku xad-gudbeen mabaadi'da aasaasiga ah ee Axdiga Qaramada Midoobay iyagoo ku duulaya Ukraine, wuxuuna sheegay in Mo… Read More
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa sheegay in Qatar ay aaminsan tahay muhiimada ay leedahay in lagu s… Read More
Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ayaa hambalyo u diray xulka kubada cagta Marooko oo caawa afka ciida u daray Xulka Portugal, taasoo sababtay iney u soo gudbaan s… Read More
Yamen (Baargaal.net) Ilo wareedyo maxalli ah ayaa ku waramay in madaxii golaha ku meel gaadhka ah ee Xadramout "Maxamed Siciid Al-Muxamed" lagu toogtay maanta oo Talaado ah magaa… Read More
Xulka Argentina ayaa ku guulaystay koobka adduunka markii 3-aad taariikhdooda kadib markii ay u awood sheegteen xulka difaacanayay koobka ee France kulan dhinac kaliya ahaa.Qaybta hore ayaa… Read More
Isticmaalayaasha iPhone waxay dhawaan awoodi doonaan inay helaan casriyeyn ilaa hadda la heli karo oo keliya kuwa wata aaladaha Android. In kasta oo Google uu leeyahay dukaanka Ap… Read More
Xog-ururinta uu daabacay Elon Musk ee ku saabsan ka tagista madaxnimada Twitter-ka ayaa keentay natiijo xanuun badan oo soo gaartay ninka ugu taajirsan adduunka. Ka degista xilka madax… Read More
Buuggiisa “The Tramway... The Path of Modernity Passed through Dimishiq” oo uu daabacay Riyaad Naguib Al-Rais Publishing House, qoraa iyo taariikhyahan reer Suuriya ah Sami Marwa… Read More
Shan/5 fikradood oo gaar ah iyo tusalayaashoda kana yimi shirkadaha wax soo ikhtiraacaMaanta ganacsigu wuxuu wajaha caqabado fara baddan oo kala duwan marba marka ka dambaysa. Laga yaa… Read More
Microsoft ayaa laba maalmood ka hor ku dhawaaqday inay bilowday isku dhafka mashiinka raadinta Bing iyo adeegga GPT Chat (AFP).Saamiyasa shirkada Alphabet, oo ah mulkiilaha Google, ayaa lumi… Read More
Kulanka ugu xiisaha badan ee ka mid ah champions Leageu ayaa dhexmari doona kooxaha Bayern Munich iyo PSG kulan si weyn loo sugayo daawashadiisa.PSG ayaa doonaysa in ay guul ku gaadho… Read More
Ciyaartoyda caanka ah waxay ku qaataan qayb wanaagsan oo ka mid ah xirfadahooda safarka, hadday tahay inay ka qayb qaataan tababarka, ciyaarta ama inay la joogaan kuwa ay jecel yihiin. In ya… Read More
Koxda Real Madrid ayaa lug gashay wareegga 8-da Champion-ka ka dib markii ay 5/2 ku soo garaacday Liverpool oo ay marti u ahaayeen kuwaasi oo is dhiibay qeybtii labaad ee ciyaarta.Shee… Read More
Franck Kessie ayaa waqtigii geerida wax auu guul qaali ah ku hogaamiyay Barcelona kuwaasi oo 2/1 kaga badiyay Real oo marti u aheydSheekada qeybta hore : Barcelona biloowgii waxa ay ci… Read More
Kooxda Arsenal ayaa iska khasaarisay fursad ay dib ugu soo celin lahaayeen 8-dii dhibcood ee ay ka horeeyeen Man City horyaalka premier League.Arsenal ayaa laba gool ku hor martay kula… Read More
Kooxda Real Madrid ayaa marti galin doonta chelsea kulan ka tirsan lugta 1-aad ee wareega 8 dhamaadka tartanka champions League.Los Blancos ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in… Read More