Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Shan/5 fikradood oo gaar ah iyo tusalayaashoda kana yimi shirkadaha wax soo ikhtiraaca

 



Shan/5 fikradood oo gaar ah iyo tusalayaashoda Kana Yimi Shirkadaha wax soo ikhtiraaca



Maanta ganacsigu wuxuu wajaha caqabado fara baddan oo kala duwan marba marka ka dambaysa. Laga yaabe shantii sano ee kasta in uu san isku caqabado kuu kenin ama adan la kulmin balse caqabado kala duwan aad kala kulanto shantii sano ee kasta. Marka si aadan tartanka uga hadhin ganacsigaagu ama adeegaagu waa in uu noqda mid wanaagsan oo walibana gaar ah oo aysan Jirin Cid Kale oo bixisa ama sida aad adigu u bixisid u bixiya.

Waa in aad tayada adeegaga aad si aad iyo aad u saraysa kor ugu qaadid waa haddii adan rabin in aad ka baxdid suuqa iyo tartanka.



Maxay tahay sababta wax la gooni ahaanshuhu kugu wanaagsan ama ganacsigaaga ugu wacan yahay?

Tusaale ahaan marka aad hayso badeecad ama adeeg ay san jirin cid kale oo haysa adiga mooye. Waxay u wacan tahay oo muhiim u tahay shirkadada iyo dhaqalahagaba. Waayo majirto cid aan adiga ahayn oo badeecad haysa ama bixin karta tayo ahan iyo helitaan ahaan ba. Taasina waxay horseedasa in ganacsigaagu noqdo mid aaad u heer sareeya oo adiga uun kuu gooni ah. Marka waa muhiim (branding) wuxuu kaa ilaalinaya suuq xumada iyo iibsi yaranta. Tartankaaguna wuxu noqonaya mid aad u wanaagsan oo heer sare ah.


Si ganacsigaagu u guulaysto waxad u baahan tahay in aad ogaatid markasta waxyaalaha dadka macaamiisha kuu ah u bahan yihiin.


Tusaale haddii aynu soo qaadano shirkadaha sameeya waxyaalaha ama badeecooyinka brand-ka ah waxaa kamida;

1- shirkadda filimaanta ee Netflix

Waa shirkaf kaydisa dhaman filimaanta adduunka lagu dhigo oo dhan gaar ahaan kuwooda loogu jecel yahay ee marka dadku ay aadka u xiiseyan.



2-Shirkada labaad waa zara 

Qoladani waxay siiyaan xuquuq iyo tixgalin aad u fara baddan macaamiishooda heer ay sameeyan in ay ka qayb galiyan qaabaynta badeecooyinkooda macaamiishooda sida ay qaab ahan u ekan doonan, waxyaalaha badeecadu ka koobnan doonto. Ilaalin farabaddan iyo taxadar fara baddan ayay siiyan qoladani macaamiishoda tasana keentay horumarkooda.



Lasoco qaybta dambe. Mahadsanid 




This post first appeared on , please read the originial post: here

Share the post

Shan/5 fikradood oo gaar ah iyo tusalayaashoda kana yimi shirkadaha wax soo ikhtiraaca

×

Subscribe to

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×