waxaa soo gaaray xafiiska warqabdka Baargaal.net qoraal lagu beeninaayo qoraal hore oo aan horay u soo galinay oo ku saabsanaa shir wadatashi iyo turxaan bixin ah oo beesha yoonis cabdisama… Read More
Qado Sharaftan Uu Musharaxa Xilka Barlamaanka Puntland Abuukar Axmed Yuusuf (Abuukar Indhacade ) Uu ugu qabtay Hotel Maka Al mukarama ee Degmada Baargaal waxgarad iyo cuqaal ka tirsan Bee… Read More
Shir si heer sare ah loosoo qaban-qaabiyey ayaa maanta uga furmay Hotel Buutaan ee magaalada Bosaso; dhaqanka, culimadda, aqoonyahanka, dhalinyarada iyo waxgrad-ka beelaha xuseen… Read More
War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Q/Midoobay oo ay soo saareen Wakiilada Beesha Caalamka ayaa looga hadlay xaaladda Doorashada Maamulka Jubbaland oo waan-waan ay ka dhex bilaabeen.Qoraal… Read More
Xili magaalada Kismaayo ka socoto waanwaanta ay wadaan xubnaha beesha Caalamka oo uu horkacayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan ka dhacay xarunt UN-ka ee Garoonka Kism… Read More
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay oo ka tirsan madaxtooyada magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa warbaahinta u sheegay in xubno ka tirsan Beesha Caalamka ay toos u soo waceen m… Read More
Beesha Caalamka ayaa soo dhaweysay wada hadalada kasocda magaalada Dhuusa-Marreeb ee uu shir gudoominayo Madaxweynaha Soomaaliya, uuna la leeyahay madaxda dawlad gobaleedyada oo ay uga wada… Read More
Guddoomiyaha Gobalka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, waxaana soo dhaweyntiisa ka qeybgalay Guddo… Read More
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa maanta ka qabsoomay kulan xasaasi ah oo u dhexeeya mas’uuliyiinta Puntland ee xilalka ka haya gobolka Bari gaar ahaan maamulka gobolka… Read More
Waxa shalay magaalada Garoowe lagu aasay marxuumad Nadiiro Faysal Shire, oo da’deedu ahayd 15-sano jir, taas oo u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray Rasaas Booliiska Puntland ku r… Read More
Munaasabad Si Heer sare ah loo Soo agaasimey Laguna Caleema Saarayey Ugaaska Guud ee Beesha Carab Soomaali Ugaas Maxamuud Xaaji Cabdalla ayaa Ka Dhacdey Magaalada Muqdisho.Munaasabadda… Read More
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska 22-ka musharax ee u tartamaya 11-ka kursi ee Puntland afarta sano ee soo socota ku matali doona Aqalka Sare ee Baarlamaan… Read More
Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada ee dowlada Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa safar aan la shaacin xalay ku tagay magaalada Naiorbi ee dalka Kenya. Safarkaan ayaa ah mid uu… Read More
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka horyimid Wareegtadii magacaabista ee uu xalay uu soo saaray Madaxweyne Farmaajo, kuna magacaabay Mas’uul… Read More
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ku sugan Washington DC ayaa la kulmay Wakiilka Joogtada ah ee Faransiiska u fadhiya Qaramada Midooba… Read More
Saraakiil ka tirsan hay’adda PSF ayaa Puntland Post u sheegay in Agaasime Maxamuud Cismaan Diyaan uu xilka wareejin doono. Saraakiishu waxay sheegeen, in uusan weli jirin wax wada-had… Read More
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadday saldhig ay leeyiiin Ciidamada Burundi ee ka tirsan kuwa Midowga Afrika oo ku yaalla tuulada… Read More
Waxaa lagu wadaa saaacadaha soo socda in lagu dhawaaqo Gole wasiiro oo gaaraya 26 wasiir 26 wasiir ku xigeen iyo 15 wasiiru Dowle;Haddaba si hordhac ah ayaa warbaahinta u soo gudbineys… Read More
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta U baxaya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, isagoo shirar gaar gaar ah ku gali doono xarunta gobolk… Read More
Armenia iyo Azerbaijan ayaa ku baayac-mushtareeya eedeymaha Jimcihii ee ku saabsan jebinta xabad joojin jilicsan oo usbuucii hore soo afjartay dagaalkii ugu xumaa tan iyo 2020 ee u dhexeeya… Read More
Madaxa Golaha Sare ee Suudaan, Abdel Fattah Al-Burhan, ayaa sheegay shalay oo Khamiis ahayd, in "aan la cayimin taariikhda doorashada, laakiin ciidamadu ma sugi doonaan weligeed." … Read More
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa sheegay in Qatar ay aaminsan tahay muhiimada ay leedahay in lagu s… Read More
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash iyo qaar katirsan wasiiradda iyo xildhibaannada Puntland ee kasoo jeeda gobolka Sool, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dowladda federalka… Read More
Tirada dadka ku dhintay dhulgariirkii ku dhuftay Koonfurta Turkiga iyo Waqooyiga Suuriya ayaa kor u dhaaftay 36,000 oo qof, kaddib markii meydad hor leh laga soo saaray burburka dhismayaal b… Read More
Xaaladda ka jirta gobolka Sool waxay u muuqataa in ay faraha ka sii baxayso, loona baahan yahay in dagaalka si dheqso ah lagu joojiyo iyo dhiigga macnodarada ku daadanaya.Dadka dhimana… Read More
Sida ay muujinayaan xogo ay heshay warbaahinta, Qorshe la doonayo in uu isku-casilo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamzse Cabdi Barre ayaa ka soconaya caasim… Read More
Shir gaar ah oo u dhexeeya Puntland iyo Hay’addaha caalamiga ah ee taageera Soomaaliya, gaar ahaan Bangiga Adduunka (World Bank) ayaa ka furmaya caasimadda dalka Kenya ee Nairobi… Read More
Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa saacadihii lasoo dhaafay laga dareemayaa jiidaha hore ee magaalada Laascaanood, halkaas oo muddo saddex bilood ah ka soconayeen dagaalo culus oo u dhexeeya ci… Read More
In today's blog post, we are excited to introduce you to the incredible benefits of Aloe Vera Fitness Gel. Whether you're seeking relief from cellulite, muscle pain, or promoting hair growth… Read More
SSC Khaatumo ayaa ka digtay dagaal beeleed ay sheegtay in ay Somaliland ka abaabulayso deegaanada bariga Ceerigaabo iyo Buuhoodle.Warsaxaafadeed kasoo baxday Maamulka SSC Khaatumo, aya… Read More