SSC Khaatumo ayaa ka digtay dagaal beeleed ay sheegtay in ay Somaliland ka abaabulayso deegaanada bariga Ceerigaabo iyo Buuhoodle.Warsaxaafadeed kasoo baxday Maamulka SSC Khaatumo, aya… Read More
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta u amba-baxay safar uu ku marayo dalal dhowr ah, kuwaas oo u tagayo arrimo kala duwan.Idilnews, ayaa horey u tabisay in Madaxw… Read More
Iyada oo weli ay taagan tahay xiisadda dagaal u dhexeeyo Somaliland iyo SSC-Khaatumo ayaa waxaa haatan ay xukuumaddda Hargeysa wada qorshe ay ku qaadeyso duulaankii ugu weynaa ee ku aadan gu… Read More
Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa saacadihii lasoo dhaafay laga dareemayaa jiidaha hore ee magaalada Laascaanood, halkaas oo muddo saddex bilood ah ka soconayeen dagaalo culus oo u dhexeeya ci… Read More
Waxaa maalmaha Soo gaaraya Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu ururada siyaasada Puntland ee isu diyaarinaya ka qaybgalka Doorashooyinka golayaasha deegaanka ee Doorashada Qof iyo cod… Read More
Sida ay muujinayaan xogo ay heshay warbaahinta, Qorshe la doonayo in uu isku-casilo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamzse Cabdi Barre ayaa ka soconaya caasim… Read More
Munaasabad si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimay oo Lagu Daahfurayay Saymo Roob Baargaal Stadium ayaa waxaa Ka qaybgalay qaar ka tirsan maamulka degmadda ,Salaadiin Nabadoono Waxgara… Read More
Cilmi-baarayaal u dhashay dalka Canada (Kanada) kana tirsan jaamacdda “University of Alberta” ee gobolka Calgary ayaa shaaca ka qaaday inay ka heleen laba macdan oo aan hor… Read More
Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo laga helayo laamaha Amniga ee Puntland, Guddi loo xilsaaray in ay xog aruurin iyo qiimeyn kusameeyaan goobaha lageynayo Seejooyinka codbixinta iyo qa… Read More