Puntland waa maamul mug iyo miisaan weyn ku leh Soomaaliya. Waa maamulkii ugu horeeyay ee ka hanaqaada burburkii dowladdii dhexe kadib 1991 marka laga reebo Somaliland.Puntland waxa ay… Read More
Taliska Qeybta Booliska Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaari siday Lacag Euro ah oo madow, taas oo la doonayay in la geliyo xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso.War kasoo baxay Tali… Read More
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacabka ku nool Magaalada Boosaaso in Ay ka soo soo qayb galaan bandhiga labada buug ee kala ah Samakaab Hurda iyo Ma Dhurbaad Sugaya… Read More
Maxaa ka Jira in Maraykanku hor istaagay qorshihii loogu wareejin lahaa Raascaseyr imaaraadkaWarar ka Soo baxaya Kulan ay la yeesheen saacadihii la Soo dhaafay Madax ka soco… Read More
Qarax nooca miinada ee dhulka lagu aaso ayaa galabta ka dhacay goob meherad ah oo lagu qayilo oo ku taalla aaga xaafada Hillaac (Cali ma shaqeyste) ee Magaalada Bosaso. Inta… Read More
Kullan ay isku yimaadeen maamulka gabolka Bari oo u shir guddoominayay gudoomiyaha gabolka Abdirsaaq Saciid ali (Shaahdoon) oo muddo labbo maalmood ah socanayay ayaa laga soo saaray qo… Read More
Ku dhawaad shan askari oo katirsan ciidanka mariiniska Puntland ayaa ku geeriyooday, halka tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen labo qarax oo lagula eegay buuralayda gobolka Bari.L… Read More
Waxa ay ku dhalatay Muqdisho oo ay ku qaadatay caruurnimadeedi inta badneyd, balse waayuhu uma saamixin inay kusii negaato magaaladeedii, oo qaxii iyo burburkii wuxuu gayaysiiyey inay… Read More
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu todobaadka dambe Boosaaso u safro, si loo xalliyo Arrinta PSF. Madaxweyne Siciid Deni, ayaa doonaya in uu Boosaaso… Read More
Waxaa weli Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ka taagan xiisadda u dhaxeeysa Saraakiisha Ciidamada PSF-ta Puntland iyo Xukuumadda Puntland, taas oo ka dhalatay xilka qaadi… Read More
Bahja Maxamuud Ibraahim marna ma malayn inay kalluun ku iibin doonto magaalo xeebeedka Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ee waqooyiga soomaaliya , halkaas oo ay kaga qalin jabisay… Read More