Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

OGAYSIIS : BANDHIG BUUGAAG

Tags: soo qayb qayb

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacabka ku nool Magaalada Boosaaso  in Ay ka soo Soo Qayb galaan bandhiga labada buug ee kala ah Samakaab Hurda iyo Ma Dhurbaad Sugayaa ee ay Qortay Qoraa Kawsar Maxamed Ciise (Indho Deero) , kaasi oo lagu soo bandhigi doono haduu ilaa yiraahdo Hotel Gacayte Bosaaso maalinta sabtida 6:00 pm (maqribnimo)  06.05.2023

Ka soo Qayb gal wanaagsan, Lana sii wadaag asxabtada jecel akhriska











This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

OGAYSIIS : BANDHIG BUUGAAG

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×