Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo daahfuray Itaraatiijiyadda 3-da sano ee soo socota Hay’adda PHA

 


Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta daah-furay qorshaha Itaraatiijiyadda sadaxda sano ee soo socota ee hay’adda Waddooyinka Puntland ee PHA 2022-2024.

Daahfurka qorshahani oo ay soo agaasintey hay’adda Waddooyinka Puntland PHA waxaa kasoo qayb-galay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Masuuliyiinta Wasaaradaha Howlaha guud madaxda Hay’adda Wadooyinka Puntland, Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland S/guuto Maxamed Cali Xaashi, Injineerada shirkadaha ka shaqeeya jidadka, ganacasato iyo marti sharaf.

Daahfurku intii uu socdey waxaa lagu soo bandhigay muuqaalo iyo sahan lagu sameeyey jidadka isku xira Boosaaso, Gaalkaacyo iyo Laascaanood.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo daahfuray Itaraatiijiyadda 3-da sano ee soo socota Hay’adda PHA

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×