Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqday in ay siisay laacibkeeda cusub ee heerka caalami ee dalka Faransiiska, Ousmane Dembele, lambarka 10."I… Read More
Waxaa soo baxaysa xog dheeraad ah oo ku saabsan diyaarad ku burburtay Gobolka Tver ee Ruushka, iyadoo ay warbaahinta Ruushku xaqiijisay in madaxa shirkadda gaarka ah ee Wagner Ev… Read More
Puntland waa maamul mug iyo miisaan weyn ku leh Soomaaliya. Waa maamulkii ugu horeeyay ee ka hanaqaada burburkii dowladdii dhexe kadib 1991 marka laga reebo Somaliland.Puntland waxa ay… Read More
Wax baad ka dhagaysataa amma daawataa kuwaasi oo aan inta badan faa’ido lahaynXilligii dawladdii Siyaad barre, goortii Ololaha wax barashadu socday ee dadka guryahooga loogu tegi jiray… Read More
Labaatan sano ayaa laga joogaa tan iyo markii uu dhammaaday xilligii xayeysiinta diyaaradaha supersonic, iyadoo Concorde ay markii ugu dambeysay ku degtay garoon diyaaradeed oo ku yaal koonf… Read More
Dhiig karka, oo loo yaqaan dhiig karka (HTN), macnaheedu waa in cadaadiska xididada sahayda uu ka sarreeyo sidii la rabay. Magaca kale ee dhiig karka waa hypertension. Dhiig-karku waa… Read More
Iyada oo weli ay taagan tahay xiisadda dagaal u dhexeeyo Somaliland iyo SSC-Khaatumo ayaa waxaa haatan ay xukuumaddda Hargeysa wada qorshe ay ku qaadeyso duulaankii ugu weynaa ee ku aadan gu… Read More
Fahamka sababta aan aadka uga welwelsannahay, waxaan heli karnaa siyaabo aan ula qabsanno oo aan u yareeyo fikradaha aan waxtarka lahayn.Ma jiro wax dafiri kara in welwelka xad dhaafka… Read More
Waxa la sii dayn doona qaybtii afraad ee baramijka chatgbt-4 kaas oo chatgbt 3.5 kii aan la ashqararsanayn ka sii awood badan 500 oo mar Waxa ay ka dhigantahay taasi in todobadka… Read More
Xukuumadda federaalka ayaa maalmo ka hor meelmarisay heshiis difaac oo dhexmaray Soomaaliya iyo Imaaraadka, kaas oo la filayo in la hor-geeyo baarlamaanka si ay cod ugu qaadaan.Buuq ay… Read More
Microsoft ayaa laba maalmood ka hor ku dhawaaqday inay bilowday isku dhafka mashiinka raadinta Bing iyo adeegga GPT Chat (AFP).Saamiyasa shirkada Alphabet, oo ah mulkiilaha Google, ayaa lumi… Read More
• Ku kalsoonow naftaada. "Qofna ma dareemi karo inaad hoosayso ogolaanshahaaga la'aanteed." • Had iyo jeer sug. "Weligaa ma qorsheyn kartid mustaqbalka wixii hore." … Read More
Sheekada dhabta ah jacayl wey ka fogtahay.Bal qiyaas in Maasooniyada ay u dhisteen markabka weyn ee (Titanic) oo ay ku bixiyeen kharashaadkan mala-awaalka ah, kaliya si ay 3 nin oo ganacsato… Read More