Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Wax baad ka dhagaysataa amma daawataa kuwaasi oo aan inta badan faa’ido lahayn

Wax baad ka dhagaysataa amma daawataa kuwaasi oo aan inta badan faa’ido lahayn

Xilligii dawladdii Siyaad barre, goortii Ololaha wax barashadu socday ee dadka guryahooga loogu tegi jiray, reer guuraaga lala guuri jiray, faa’ido badan kamay soo hoynin dadkii xilligaasi joogay inay xattaa luuqada afka ay ku hadlayaan qori karaan oo akhriyi karaan

Nin gaboobay, qof fursad waayay, iyo mid ku ciyaaray ayaa garan kara maanta wixii tacliin iyo wakhti uu halleeyey isaga oo awood u lahaa, fursado qaali ahna haystay isaga oo ka qoomamaynaya aqoon darrada iyo jahligu halka uu geeyey. Kaagama sheekaynayo akhristeyahaw suubani qiimaha wax barashadu leedahay oo taasi hareerahaaga ayay ka muuqdaan. Subaxdaad toosto iyo tallaabadaad qaadoba mutacalimiin ayaa dunidani ku soo kordhaya, waxbay soo kordhinayaan. Iyagaa dunida ugu degan, iyagaana u fikiraya oo sheekhu wuu kaa cilmi badan yahay xilliga uu dadka wacdiyo ayuu ka sii cilmi badan yahay, proffesar ku sidoo kale weeyaan, dhakhtarkuna markasta oo uu shaqada faraha kula jiro ayuu sii faa’idaystaa. Wax baro oo xafid, hana samaynin waxaad baratay, taasi ayaa dunida ugu nasiib xun. Waad dedaalaysaa xilliga aad dugsiga tegeysid, xilliga aad masaajidka diinta ka soo baranaysid, xilliga aad buugaag akhriyaysid laakiin dedaalkaasi halkee ayuu ku dambaynayaa haddiiba marka aad ka soo baxdo qolkii aad wax ku dhiganaysay ee gurigiina timaaddo halka aad ku tuurto buugaagta subaxa dambena ka soo qaado, maalinta imtixaankana maanka ku daaliso inaad xafiddo. Tacliintu gebi ahaanba haddii aad isku hesho fahan iyo ficil ayay kuu macaanaanaysaa oo jeclaysanaysaa inu qalinka iyo buugu saaxiibkaaga kowaad ahaadaan, maalaayacniga iyo wakhti lumiskuna cadawgaaga kowaad ahaadaan.

Marka loo eego soomaali gebi ahaanba meel kasta oo ay joogaan fursado badan ayay ka faa’idaysan waayeen; dhalliishana iyaga ayaa iska leh. Xilliyadii ka horreeyey ee xataa quraanka loogu keenay ardaayadooda iyaga iska dhaafe ubadkooga inay xoolo u diraan ayay ka home bidayeen barashada quraanka. Method jireen duruufo ku xeeran xilligaasi oo wacyi gelin la’aani ka middle tahay, waanay jireen father fursado you waayay inay faa’idaystaan, laakiin uma malaynayo inside the cudur daarkaasi manta jiro.

Tacliintu aaladda kumbuyuterka ee aad hadda isticmaalayso ee anigu waxaan qoray ka akhriyayso ayay ku jirtaa, oo sites meel kasta yaallaa maxaase inaga hor jooga isticmaalkiisa habboon. Waa su’aal jawaabteed leh. Meel dheer uma doonayo jawaabtani ee aan kaaga soo qabto halka ugu fudud. Hubaal ma tahay when you look at the haddii aanu web sites jirin, oo kombuyuuterka oo qaawani ku horyaallo caajis inta aad ka qaadid iskaga kacaysid, oo dhinaca Tv ga u leexanaysid, amma makhaayada you sheeko doonanaysid, amma ugu yaraan hurdoba los angeles kala baxdo. Haddii aad intaasi mid uun igu diido waxan hubaa into the aad xaqiiqada try diidsiinayso, waa marka aan la hadlayo dadka intooda badan, ee laga reebo inta lorsque hagaagsan you isticmaalaysa. Yara diga rogo, internetkii wuu ku hor yaallaa, aaladiina waa tani oo gacmahaaga ayay ku jirtaa, maxaa kuugu horreeya ee aad furaysaa? Warka ayaad yara eegtaa oo woxoogaa ayaad ku nasataa waxa dunida iyo deegaankaagaba ka dhacaya. Ciyaarihii ayaa ku xiga, emailkaagana ma hilmaamaysid ee waraaqihii kuu soo dhacay ayaad inta akhrido u jawaabtaa. Maxaa ku xiga? Chatting, haasaawe, myspace, palltalk, skype, soo tiri inta social network ah ee aad gashid maalintii……………….. waad ka heshaa inaad xattaa you jawaabto oo you qorto sida ay adiga xaajo kula tahay, ee weli buug ma ka baadhay, cashar kugu adkaa ma ka baadhay Google ka, adigu wax ma ku qortay amma casharroba ma ka daawatay faa’ido kuu ah?

Waynu hadalnaa, wax baynu daawanaa, waynu dhagaysanaa, oo intaasi waxbaynu ku mashquulsan nahay ee weli wax ma akhrinay?

Iska dhaaf qoraal e Dominicanos women datng sites, xilliga aad buuga kala furto ayay xadhko badan oo maanka ahi cidhiidhi dareemaan, indhuhu isku rooraan, maskaxdu xisaabaad kale ku soo hor dhigtaa, buugga waynidiisa ka naxdaa, indhuhuna ku daalaan,oo ma messaging aad heshana dhammaan waxaasi oo dhami firfircooni halkii ugu sarraysay gaadhayaan.

The post Wax baad ka Dhagaysataa Amma Daawataa kuwaasi oo aan inta badan faa’ido lahayn appeared first on New R3itsolutions.



This post first appeared on R3itsolutions, please read the originial post: here

Share the post

Wax baad ka dhagaysataa amma daawataa kuwaasi oo aan inta badan faa’ido lahayn

×

Subscribe to R3itsolutions

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×