Baargaal:- Xaflad si heer sare ay u soo agaasimeen Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga Sare ee Maxamed xuseen ee Degmada Baargaal ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Dugsigaasi,waxaana ka s… Read More
waxaa maanta magaalada Baargaal lagu qabtay xaflad si weyn loosoo agaasimay oo lagu furayay machad caafimaad oo lagu magacaabo AlHayat institute Of Health and science kaas oo lagu… Read More
Macalimiinta iyo Ardayda dugsiyada Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu ayaa saaka Muujiyay Sida ay ugu xun yihiin weerarkii Lagu dilay oo lagu xasuuqay Shacab badan oo aan… Read More
Xaflad si qurux badan ay u soo agaasimeen jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Stockholm laguna soo dhaweynayey Gudoomiyaha degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu mudane Abuukar Axmed yuusuf (A… Read More
Xaflad si heersare ah loo soo agaasimey oo shahadooyin lagu gudoonsiinayey arday dhameysay Barashada Qur’aanka Kariimka ah ayaa ka dhacday Dhismaha dugsiga Daaru Baar… Read More
Gudoomiyaha Degmada Baargaal Abokor Axmed Yusuf oo waraysi ssiyay warbaahinta ayaa sheegay in wax mashaariic oo ku saabsan barnaamijka horumarinta degmooyinka puntland ee JPLG aysan wasaarad… Read More
xaflad Sagootin ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo loo qabtay Dufcadii 3-aad ee ardayda ka qalinjabinaysa sanad dugsiyeedkan Dugsiga sare ee Maxamed Xuseen ee Degmada Baargaal ayaa m… Read More
maanta oo ay taariikhdu tahay 22 /03/2019 Ciidanka booliska degmada Baargaal ayaa shir jaraaid oo ay ku qabteen xarunta saldhiga Degmada Baargaal ee gobolka Gardauu waxay uga had… Read More
Baargaal:- waxaa Magaalada Baargaal ee xarunta Ganacsiga iyo waxbarashada Gobolka Gardafuu lagu qabtay xaflad si heer sare ay u soo agaasimeen Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga… Read More
Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee gobolka Gardafuu ayaa maalmihii la soo dhaafay ka waday degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu ololaha Cashuuraha Gaadiidka.Ololaha oo ahaa mid… Read More
Waxaa Si rasmi ah saaka oo ay taariikhdu tahay 6da biaha July, 2019 8deedii subaxnimo Hoolka Shirarka ee Magaalada Baargaal si rasmi ah uga furmay Shirkii beesha Aadan Cabdiraxmaan. Erg… Read More
Wasaarada Arrimaha Gudaha Federal ka iyo Dimuqradiyeynta Dawlad Goboleedka Puntland ayaa wareegto ay soo saartay ku sheegtay wakhtiga la dhisaayo golayaasha deegaanka 7 degmo oo… Read More
Guddiga loo xilsaarey dhismaha golaha deegaanka Degmada Baargaal ee gobolka Gardafuu ayaa wada dadaaladii ugu danbeeyay ay ku Soo dhamaystiri lahaayeen xildhibaanada cusub ee golaha deegaank… Read More
Munaasabad xil wareejin ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay xilka kula kala wareegayeen Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Baargaal mudane cabbane Caynab muuse iyo ku xigeenkiisa Ugaas m… Read More
Degmada Baargaal ee gobolka gardafuu Deegaanada u dhow dhow waxaa ka socda wadooyinkii roobabku jareen ok dib loo habaynaayo Xoghaya Dawlada hoose ee degmada Baargaal oo waraysi siiya… Read More
Waxaa Si Rasmi ah uga Furmay Deg.Baargaal Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Fasalada 8aad iyo 12aad Waxa Imtixaanka Si Wada Jir ah u Furay Gudoomiyaha Degmada Baargaal Mudane C… Read More
Guddiga kumeelgaarka ee doorashooyinka Puntland ee TPEC oo safar shaqo Ku Soo gaaray Degmada Baargaal ee gobolka Gardafuu , ayaa maanta Kulan balaaran la qaatay Maamulka Degmada… Read More
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladd goboleedka Puntland Dr- Jamac Farax Xasan ayaa maanta safar shaqo ku soo gaaray degmada Bargaal ee Gobolka Gardafu, Safarka waxaa ku wehelinayay… Read More
Baargaal.net::-Wasiirka Caafimaadka Dawlad goboleedka Puntland Dr- Jaamac Faarax Xasan ayaa maanta Si ballaaran lagu soo dhaweeyay magaalada Taageer ee Degmada Baargaal Gobolka Gardafuu.Wasi… Read More
Maamulka Isbitaalka degmada #Baargaal ee gobalka #Gardafuu oo iskutashi iskaa-wax u qabso ah Lagu dhisay Dhawaanna qaybtiisii koowaad xariga Laga jaray ayaa ka warbixiyay Qaliinkii ugu hor… Read More
Munaasabad si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimay oo Lagu Daahfurayay Saymo Roob Baargaal Stadium ayaa waxaa Ka qaybgalay qaar ka tirsan maamulka degmadda ,Salaadiin Nabadoono Waxgara… Read More