Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Kaalin Shidaal Casri Ah Oo Laga Furay Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu


Horumarka dhanka ganacsiga iyo adeegga bulshada ayaa kusoo badanaya Degmada Baargaal iyo Gobolka Gardafuu . waxaa bil walba Degmada  kusoo biira xarumo ganacsi iyo dhismayaal cusub oo ay Masaajid iyo Hoteello iyo xarumo Dawladeed kamid yihiin 

Degmada Bargaal oo kamid ah degmooyinka horumarka sameynaya Ayaa Waxaa hadda laga hir galiyay kaalin shidaal oo hab casri ah u shaqeeysa.

Kaalinkan oo qaadkiisu weyn yahay ayaa waxaa furtay ganacsato kamid ah bulshada degeenka. 

Kaalinkan ayaa wadayaasha gaadiidku sheegeen inuu aad uga fiican yahay bakhaarada shidaalka lagu iibiyo ee ay Fuustooyinka yaallaan


SHABAKADA BAARGAAL.NET

ISha wararka Horumarka Calbari 




This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Kaalin Shidaal Casri Ah Oo Laga Furay Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×