Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Sawiro : Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Fasalada 8aad iyo 12aad oo Laga daahfuray Degmada Baargaal

 


Waxaa Si Rasmi ah uga Furmay Deg.Baargaal Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee  Fasalada 8aad iyo 12aad 

Waxa Imtixaanka Si Wada Jir ah u Furay Gudoomiyaha Degmada Baargaal Mudane Cabdiraxmaan Caynab Muuse Iyo Gudoonka Waxbarashada Degmada Cabdiraxmaan Siciid Cismaan 

Sanad dugsiyeedkan 2021/2022 Tirada Ardada Imtixaanka U Fariisatay Waa 100 Ardey oo isku Jirta 8aad iyo 12aad 

Sanadka Tirada Dugsiyada Imtixaanka u Fariistay Waa 3 Dugsi oo Kala ah 

1. Maxamed Xussen Secondary 

2. Bilaal Primary School 

3. Taageer Primary School 

Xarunta Imtixaanka Lagu Galaayo ayaa ah  BILAAL Primary school 

Masuuliyiintii Goobta Ka hadashay Ayaa Ardeyda kula Dardaarmay In ay Si Degan oo Hufnaani Ku Jirto U gutaan Imtixaanka. 

Ugu Dambeyntii Waxaa alle Looga Baryay In ardeyda Imtixaanka Uu u fududeeyo.










































This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Sawiro : Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Fasalada 8aad iyo 12aad oo Laga daahfuray Degmada Baargaal

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×