Puntland waa maamul mug iyo miisaan weyn ku leh Soomaaliya. Waa maamulkii ugu horeeyay ee ka hanaqaada burburkii dowladdii dhexe kadib 1991 marka laga reebo Somaliland.Puntland waxa ay… Read More
Shir gaar ah oo u dhexeeya Puntland iyo Hay’addaha caalamiga ah ee taageera Soomaaliya, gaar ahaan Bangiga Adduunka (World Bank) ayaa ka furmaya caasimadda dalka Kenya ee Nairobi… Read More
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Puntalnd ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 14 nin oo ka tirsanaa Al-Shabaab.Maxkamadda ayaa si kooban u baahisay magacyada… Read More
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyaha gobolka Bari u magacaabay Cabdirisaaq Cali Siciid (Shaahdoon). Cabdirisaaq Shaahdoon waa siyaasi hore xilal uga soo qabt… Read More
Shirkadda DP World ee gacanta ku haysa dekedda magaalada Boosaaso ayaa horjoogsatey dedaalo kasta oo lagu doonayey in wax looga qabto baahiyaha dekedda iyadoona waxba ka fulin heshiiskii bal… Read More