Mas’uuliyiinta xukuumada bariga Liibiya, ayaa sheegay in ilaa 2,000 oo qof laga cabsi qabo inay dhinteen, kumanaan kalena la la’yahay.Boqolaal qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku d… Read More
Turkiga ayaa sahminaya sida ay door muhiim ah uga qaadan karto soo celinta nidaamkii dimoqraadiyada ku dhisnaa ee Niger, halkaasoo militerigu ay la wareegeen awoodda bishii hore, sida uu yir… Read More
Kooxda Calooshood-u-shaqaystayaasha Ruushka ee Wagner ah oo soo maray inta badan dariiqa Moscow ayaa ugu dambeyn oggolaaday inay dib u noqdaan si ay uga fogaadaan dhiig daata sida uu s… Read More
Iyada oo weli ay taagan tahay xiisadda dagaal u dhexeeyo Somaliland iyo SSC-Khaatumo ayaa waxaa haatan ay xukuumaddda Hargeysa wada qorshe ay ku qaadeyso duulaankii ugu weynaa ee ku aadan gu… Read More
16 qof ayaa ku dhimatay, sagaal kalena waa ay ku dhaawacmeen dab ka kacay dhismo ay daganaayeen magaalada Dubai ee dalka Isu Tagga Imaaraatka Carabta, warbaahinta gudaha ayaa sidaasi s… Read More
Iyadoo ay weli dagaallo ka socdaan guud ahaan dalka Suudaan, labada dhinacba, ayaa waxay soo gudbinayaan sheegashooyin baaxad leh, balse aan la xaqiijin oo ku saabsan baaxadda dhulka a… Read More
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dil goor sii horeysay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo koox burcad ah ay ugu geysteen gabar dhalinyaro ah.Dilkan oo ka dhacay xaafada Juungal ee degm… Read More
Kalluumeysatada dalka spain ayaa ka helay xeebta Galicia ee waqooyi-galbeed ee dalka, markab kuwa quusa ah oo dhererkiisu yahay 23 mitir oo ay ka buuxaan daroogo, sida uu qoray wargeys… Read More
Hogaamiyaasha Premier league iyo English Football League (EFL) ayaa laga codsaday inay fursad u siiyaan ciyaartoydu inay afuraan inta lagu jiro ciyaaraha fiidkii inta lagu j… Read More
Baargaal Media (Wakaalada wararka ) In ka yar 10 maalmood gudahood, 4 walxood oo duulaya ayaa lagu soo riday cirka Maraykanka iyo Kanada, Washington ayaa sheegtay in mid ka mid ah uu a… Read More
Madaxweyne Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in Ruushka uu in ka badan 30 diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku keenay dalkiisa Ukraine laba maalmood gudahood.Waxa uu intaa ku daray in gu… Read More
Ciyaartoyda caanka ah waxay ku qaataan qayb wanaagsan oo ka mid ah xirfadahooda safarka, hadday tahay inay ka qayb qaataan tababarka, ciyaarta ama inay la joogaan kuwa ay jecel yihiin. In ya… Read More
Caluula: Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada Dawlada Puntland Dr. Rashid M. Yusuf oo uu waheliyo Agaasimaha Shaqada iyo Shaqaalaha Wasaaradda Eng Abdi Shafi ayaa ka qa… Read More
Maanta, oo Khamiis, ah Taliska dhexe ee ciidamada badda Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in ay badbaadiyeen saddex badmaax oo rayid ah oo reer Yemen ah, ka dib dab qabsaday dooni yar … Read More