Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

WAX KA OGOW SHARCIYADA CUSUB EE FIFA IYO RAMADAANTA

 

Hogaamiyaasha Premier league  iyo English Football League (EFL) ayaa laga codsaday inay fursad u siiyaan ciyaartoydu inay afuraan inta lagu jiro ciyaaraha fiidkii inta lagu jiro bisha Ramadaan, ilo wareedyo ayaa u sheegay ESPN


Waxaa jira ciyaartoy dhowr ah oo ay ka mid yihiin N’Golo Kante oo Chelsea u ciyaara, Mohamed Salah oo Liverpool ka tirsan iyo Ilkay Gundogan oo Manchester City ka tirsan kuwaas oo la filayo inay soomaan muddo bil ah saacadaha dharaarnimada iyagoo raacaya mid ka mid ah shanta tiir ee Islaamka.


Ramadaanku waxa uu bilaabmayaa arbacada waxana uu dhamaanayaa 21-ka April ka hor inta aan la bilaabin muddadan

Hada side kula yahay goaanka ay qaaten FiFa .



This post first appeared on Traffic, please read the originial post: here

Share the post

WAX KA OGOW SHARCIYADA CUSUB EE FIFA IYO RAMADAANTA

×

Subscribe to Traffic

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×