Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa qarka u saaran inay gacanta ku dhigto maamulka dekedda magaalada Boosaaso, sida ilo lagu kalsoon yahay ay u sheegeen Caasimada Online. Xogta ay heshay… Read More
Madaxweynaha Dawlada Puntland dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa beeniyay in Imaaraadka Carrabta uu saldhig military ka dhisanaayo Magaaladda Bosaaso ee xarunta ganacsiga dawlada Puntland… Read More
Kooxo Burcad-baddeed ayaa lagu soo waramaya inay qafaasheen Markabka Magaciisa lagu sheegayAl Kaushar,oo sida la sheegay ku sii jeeday Dekedda Al-Mukala ee dalka Yemen.Markabka oo ay la so… Read More
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qorsheyneysa inay la wareegto Dekeda iyo Air Porka Kismaayo, taasoo ka mid aheyd heshiiskii dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland ku gaareen ma… Read More
Nabadoon C/qaadir Axmed Xarago oo ah guddoomiyaha nabadoonada gobolka bari ee dawlad goboleedk Puntland ayaa kooxo hubaysan waxay ku weerareen dhinaca bari ee magaaladda Bosaaso.Nabadoonka x… Read More
Shacabka Magaalada Boosaaso Ayaa Aragtidooda ku Aadan heshiiska Shirkada Imaaraadka laga leeyahay ee DP World Oo Mudo 30 sanoah Lagu wareejinaayao Dekeda Boosaaso Ka Hadlay. Inta Badan Shac… Read More
Wixii ka dambeeyey markii ay Soomaaliya si rasmi ah uga baxday KMG-nimadii sannadku markuu ahaa 2012-kii, waxaa ku bilowday duufaano waa weyn oo galaangal siyaasadeed ah, kuwaas oo ka imaana… Read More
Shirkadda lagu wareejiyay maamulka dekeda Bosaso ee P&O port, ayaa diyaarad gaar ah ku qaaday maareeyaheeda Paul Formosa , kaasoo loo qaaday magaalada Dubai, sida ilo wareedyo sheegayaan… Read More
Shirkii Todobaad laha ahaa ee gollaha xukuumadda Puntland ay yeelan jireen khamiis walba ayaa waxaa shirkii ugu danbeeyay looga hadlay in 1da bisha December ee soo socota dawladu puntl… Read More
maareeyaha shirkada P&O ee dekeda bosaso oo ay ilaalo gaar a ay sugayso amaankiisa iyadoo ay muddooyinkan ay ahayd xaalada magaalada boosaaso oo ah isha dhaqaalaha puntland mid mee… Read More
Barlamaanku waa hay’add fulineed oo matasha Shacabka una dhaxaysa shacabka iyo dawlada markii khilaaf yimaado ama wax laysku maan dhaafo , waana nidaamka ka celiya in madaxdu ku takraf… Read More
Shir Isimada Puntland ay ku qabteen Hotel Gacayte ee Boosaaso ayaa lagu soo bandhigay Go’aanno ay sheegeen in isimadu ka gaareen shir maalmihii u dambeeyey u soconayey, waxaana kamid a… Read More
Shirkadda Turkiga ee Bayraq ayaa billowday subaxnimadii Isniinta mashruuca lagu nadiifinayo dekedda caalamiga ah ee Muqdisho markii ugu horreysay muddo ku dhow 20 sano.Waxaa ka qeyb galay mu… Read More
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Weftigiisii ayaa soo gebagebeeyey safar qaatay muddo labo todobaad ka badan oo ku kala bixiyey deegaano hoos ta… Read More
Wasiirka Dekeddaha, Gaaadiidka Badda iyo Dambiyada ka dhaca baddaha Puntland Siciid Maxamed Raage aya si adag uga jawaabay wararka sheegaya in Shirkada DP WORLD ee maamusha marsada Boosaaso… Read More
Wararka inaga soo gaaraya caawa saldhiga Booliska Magaalda Boosaaso ayaa waxa ay sheegayaan weerar loo adeegsaday qaraxyo iyo rasaas toos ah in koox hubeysan ay ku qaadeen saldhiga Booliska… Read More
Mas'uuliyiinta Dawlada Jabuuti ayaa ku wargaliyay warbaahinta Al-Jazeera faahfaahin cusub oo ku saabsan sababaha loo joojiyay maamulka imaaraatka ee terminaalka Durale. Waxay shee… Read More
Mudanayaasha barlamaanka fedraalka soomaaliya ayaa diyaariyay mooshin degdeg ah oo ay ku dalbanayaan in laga doodo arrimaha ku saabsan mashaariicda dawladda Imaaraatka Carabta ay ka wa… Read More
Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa oo Fasax galay 16-kii December sanadkii tagay ee 2017, tan iyo Xiligaas waxa ay xildhibaanada ku maqnaayeen Deegaan doorashadooda, si… Read More
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho ayaa soo saaraya go’aan ku aadan shirkada DP World ee laga leeyahay Imaaraadka.Kula… Read More
Dawladda Imaaraatka Carabta ayaa daaha ka rogtay in ay ka hortagi doonaan haddii Somaliland ay la kulanto dagaal uga yimaada arrimaha la xariira danahooda ay ka hayaan gudaha maamulkaas, oo… Read More
Mudanayaasha baarlamaanka Puntland ayaa goor dhaw sheegay in ay Mooshin ka gudbiyeen Shirkada P & O oo qeyb ka ah shirkada DP WORLD oo horey ula wareegtay dekeda magaalada Boosaaso, ilaa… Read More
Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in uu qarax ka dhacay dekeda magaalada Boosaaso.Qaraxan oo ahaa nooca dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay afafka hore ee Deked… Read More
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo agab ka soo dega Dekeda Boosaaso, gaar ahaan caagadaha mustacmalka ah ee horay loo isticmaalay.
Amarkan ayaa… Read More
Ilo wareedyadu ku sugan Goblka Hadramout ee bariga yaman ayaa warbaahinta la wadaagay, in masuuliyiinta Hadramout ay xireen tan iyo fiidnimadii arbacadii dekeda Mukalla, ka dib mar… Read More