Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Daawo Video : Shacabka Boosaaso oo ka hadlay Qodobada ay Ku Diideen heshiiska Dekeda Boosaaso loogu wareejinayo Shirkada DP World


Shacabka Magaalada Boosaaso Ayaa Aragtidooda ku Aadan heshiiska Shirkada Imaaraadka laga leeyahay ee DP World Oo Mudo 30 sanoah Lagu wareejinaayao Dekeda Boosaaso Ka Hadlay.

Inta Badan Shacabka Hadlay Ayaa sheegau inay soo dhawaynaayaan wixii horumar ah balse ay u arkaan heshiiskan waxyeelo iyo guumaysi hor leh iyo in Mudada 30 ka sano ah oo ay sheegeen inay dheertahay

Halkan ka Daawo



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Daawo Video : Shacabka Boosaaso oo ka hadlay Qodobada ay Ku Diideen heshiiska Dekeda Boosaaso loogu wareejinayo Shirkada DP World

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×