Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

XOG: Xildhibaanada Puntland oo wada Mooshin lagu ceyrinayo Shirkadda DP World


Qaar ka mid ah Golaha Wakiilada Puntland Ayaa wada qorshe mooshin looga diyaarinayo imaaraadka Carabta gaar ahaan Shirkadda DP World oo gacanta ku heysa Dekadda iyo Garoonka magaalada Boosaaso.

Xildhibaanaadas Ayaa cuskanaayaa in shirkada Dp World aysan fulin balan qaadyadaydii dhismaha iyo casriyaynta Dekedada Boosaaso oo ah isha kowaad ee dhaqaalaha Puntland ku tiirsanyahay ayna tahay in heshiiska ay ku maamuulaan dekeda boosaaso wax laga badalo ama la kansalo

Madaxweynaha Puntland ayaa si aad ah uga horjeeda mooshinkan wuxuu wadaa qorshe kale uu ku kala fur furayo,si meesha looga saaro.

Kalfadhiga soo socda ee barlamaanka puntland ayaa furmaya 25 october asgoo kalfadhigani yahay kii la xisaabtaka golayaasha dawlada oo ay shacabka puntland aad u suuluugsanyihiin shaqadeeda iyo siyaasadeeda


This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

XOG: Xildhibaanada Puntland oo wada Mooshin lagu ceyrinayo Shirkadda DP World

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×