Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Taliye Xijaar oo kormeer ku tagay xarumaha ay Ergada gobolka Bari ku dooranayaan Xildhibaanada (daawo)

 

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Gaas Cabdi XasanMaxamed (Xijaar) oo maalmihii udambeeyay safar shaqo kujoogay Puntland ayaa maanta oo jimce ah kormeer shaqo kutagay taliska Qeybta Gobolka Bari. Saldhiga bartamaha ee Boosaaso, Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso iyo dekeda

Safarka taliyaha ciidamada Booliiska ee Soomaaliya ayaa ee deegaanada Puntland ayaa salka ku hayay ukuur galista iyo xaqiijinta amniga xarumaha ay Ergadu ku dooranayso xildhibaanada cusub.

Wafdiga taliyaha Booliska Soomaaliya waxaa hor kacayay oo ku soo dhaweeyay Boosaaso taliyaha qeybta gobolka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo mar kii uu kormeerka soo dhamaaday Warbaahinta la hadlay.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Taliye Xijaar oo kormeer ku tagay xarumaha ay Ergada gobolka Bari ku dooranayaan Xildhibaanada (daawo)

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×