waxaa dhawaan ka bilaabanaaya dhamaan deeganada Puntland imtixaanadii shahaadiga ahaa ee looga gudbaayay marxaladaha waxbarasho ama heerarka waxbarasho ee kala ah ardayda dhamaystirana… Read More
Waxaa Soomaaliya ku soo badanaya jaamacado ay furayaan dad iskood isu maamula ilaa iyo haddana ma jirto, intaan ogahay, hay’ad qiimaysa tayada jaamacadaha (maamulka, shaqaalaha, habka… Read More
Madasha Puntland Current Trend(PCT) oo ah waa madal ay ku mideysan yihiin aqoonyahano iyo waxgarad reer Puntland ah, kuwaas oo kala jooga dunida daafaheeda, ayaa Warmutiyeed kasoo saaray Imt… Read More
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlad goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah si rasmiya u shaacisay in dib loo dhigay Wakhtiga la gelayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Punt… Read More
Dowladda Soomaaliya ayaa dib u billaabeysa waxbarashada dugsiga hoose ee dadka waaweyn oo meesha ka baxday soddon sano ka hor markii ay bur burtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Wasiirka… Read More
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa “kalsooni darro xooggan” ka muujisay warbixin ku saabsan waxbarashada dalka oo M… Read More
Cabasho xooggan ayaa ka taagan qiimaha lacageed ee la saaray ardayda iibsanaya buugaagta Manhajka cusub ee dugsiyada sare Puntland.Wararku waxay sheegayaan in arday kasta oo iibsanayaa… Read More
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku joojiyay in la iibiyo buugaagta Manhajka Waxbarashada dusgiyada sare ee Puntland, inta dib loo eegayo s… Read More
Mr. Richard Templar waxa uu buuggiisaan kusoo gudbinayaa xeerar, talooyin iyo tilmaamooyin hadii aan dhaqan gelino nolosheenna ka dhiga sida ugu quruxda badan ee aan jecelnahay in ay ahaato… Read More
Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi): waxa uu qiyaastii 1943-kii ku dhashay miyiga degaanka gobolka Togdheer. Aabbihii Ibraahim Warsame Siciid oo Walanwal loo yaqaanney, ayaa Alle ha u naxari… Read More
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa Ruushka ku eedeeyay in ay jeex-jeexayaan mabaadi’da sharciga caalamiga ah iyo in ay xasuuq ka geysteen dalka Ukrain… Read More
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacabka ku nool Magaalada Boosaaso in Ay ka soo soo qayb galaan bandhiga labada buug ee kala ah Samakaab Hurda iyo Ma Dhurbaad Sugayaa ee ay Q… Read More
Wax baad ka dhagaysataa amma daawataa kuwaasi oo aan inta badan faa’ido lahaynXilligii dawladdii Siyaad barre, goortii Ololaha wax barashadu socday ee dadka guryahooga loogu tegi jiray… Read More