Taariikhdu dib ayey isu qortaaLix iyo todobaatan sano ka hor Ingiriisku wuxuu kala qaybiyey Hindiya iyo Pakistan.Maanta nin Pakistani ah oo hogaamiya Scotland ( Hamza Yousaf) iyo nin H… Read More
Koxda Real Madrid ayaa lug gashay wareegga 8-da Champion-ka ka dib markii ay 5/2 ku soo garaacday Liverpool oo ay marti u ahaayeen kuwaasi oo is dhiibay qeybtii labaad ee ciyaarta.Shee… Read More
Askarigii loo haystay dilka xildhibaan Juweyriya oo ka hadlay ‘sababta dilka’Warbaahinta maxalliga ah ee Itoobiya iyo kuwa Soomaalida ayaa maalmihii lasoo dhaafay si weyn u… Read More
Caluula: Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada Dawlada Puntland Dr. Rashid M. Yusuf oo uu waheliyo Agaasimaha Shaqada iyo Shaqaalaha Wasaaradda Eng Abdi Shafi ayaa ka qa… Read More
Xog-ururinta uu daabacay Elon Musk ee ku saabsan ka tagista madaxnimada Twitter-ka ayaa keentay natiijo xanuun badan oo soo gaartay ninka ugu taajirsan adduunka. Ka degista xilka madax… Read More
Dil kasta oo loo gaysta saynis yahan ama qof saamayn ku leh dhulkiisa waxaa ka dambeeya waa fadeexo iyo Hay'adaha sirdoonka ay madaxa is daraan, Shirqoolada is daba jooga ah ee ay… Read More
Dareenka reer galbeedka ayaa wali sii socda go’aanka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ku dhaqan galinayo abaabulka qayb ahaan ciidamada kaydka ah si ay uga dagaalamaan Ukra… Read More
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe ku qaabilay madaxa ugu sareeya Hay’adda Save the Children So… Read More
Premier Bank ayaa maanta daahfuray adeegga cusub ee Wallet Send oo lagu soo kordhiyay app-ka Premier Wallet kaa soo u suurtagalinaya macaamiisha inay lacago u diraan loogana soo diro d… Read More
Waxaa si xowli ah u socda dadaalo lagu soo badbaadinayo canug yar oo ku dhacay Ceel biyood u dhow magaalada Shefshawan ee dalka Marooko.Rayaan oo shan sano jir ah, ayaa lagu soo warramayaa i… Read More
Doodda la xiriirirta doorashooyinka heer federaal ee dalka ka dhacaya 2020/2021, ayaa maalinba heer soo mareysay tan iyo bilowgii 2019, markaas oo qaar kamid xisbiyada mucaaradka iyo labada… Read More
br>
Muqdisho (Caasimadda Online) – Nin isku heysta dhalashada Mareykanka iyo midda Soomaaliya ayaa lagu soo oogay dacwado la xiriira inuu ka shaqeenayey qorsita dhallinyaro ku su… Read More