Waxaa soo baxaysa xog dheeraad ah oo ku saabsan diyaarad ku burburtay Gobolka Tver ee Ruushka, iyadoo ay warbaahinta Ruushku xaqiijisay in madaxa shirkadda gaarka ah ee Wagner Ev… Read More
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta u amba-baxay safar uu ku marayo dalal dhowr ah, kuwaas oo u tagayo arrimo kala duwan.Idilnews, ayaa horey u tabisay in Madaxw… Read More
Ugu yaraan 6 ruux ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen tiro kalena ay ku dhaawacmeen dagaal iyo duqeymo culus oo maanta ka dhacay magaalada Laascaanood.Dagaalka ayaa ka dhacay aag… Read More
Taliska Qeybta Booliska Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaari siday Lacag Euro ah oo madow, taas oo la doonayay in la geliyo xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso.War kasoo baxay Tali… Read More
Sida ay muujinayaan xogo ay heshay warbaahinta, Qorshe la doonayo in uu isku-casilo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamzse Cabdi Barre ayaa ka soconaya caasim… Read More
Alle ha u naxariistee Caasho Abuukar Ibraahim, oo aheyd gabar Soomaaliyeed ayaa laga dhex helay meydkeeda guri ay ka degneyd magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, kadib markii la dila… Read More
Bulshada Deegaanka Taageer ee degmada Baargaal ayaa usoo baxay si ay u qaataan waraaqda Diiwaangelinta ee ay ku qaadanayaan Kaarka codbixinta.Cabdirixmaan Cabdullaahi Jaamac oo ka mid… Read More
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash iyo qaar katirsan wasiiradda iyo xildhibaannada Puntland ee kasoo jeeda gobolka Sool, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dowladda federalka… Read More
Washington — Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay lacagta abaal-marinta ah ee ay ku bixineyo xog hoggaamin karta aqoonsiga iyo halka ay ku sugan yihiin madaxda sare ee kooxda… Read More
Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo laga helayo laamaha Amniga ee Puntland, Guddi loo xilsaaray in ay xog aruurin iyo qiimeyn kusameeyaan goobaha lageynayo Seejooyinka codbixinta iyo qa… Read More
Kurdiyiinta Suuriya oo muddo toban sano ah ismaamulay ayaa ka cabsi qaba in isu soo dhawaanshaha muuqda ee u dhaxeeya Dimishiq iyo dowladda Turkiga ay sababto in ay waayaan qaab nolole… Read More