Aqalka Cad ayaa sheegay in la taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan uu la hadlay dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan Talaadadii, waxayna ka wadahadleen Iran iyo tall… Read More
Kalluumeysatada dalka spain ayaa ka helay xeebta Galicia ee waqooyi-galbeed ee dalka, markab kuwa quusa ah oo dhererkiisu yahay 23 mitir oo ay ka buuxaan daroogo, sida uu qoray wargeys… Read More
Maxaa ka Jira in Maraykanku hor istaagay qorshihii loogu wareejin lahaa Raascaseyr imaaraadkaWarar ka Soo baxaya Kulan ay la yeesheen saacadihii la Soo dhaafay Madax ka soco… Read More
Muuqaalo la soo duubay ayaa muujinaya burbur xooggan oo soo gaaray dhismayaal ka dhashay dhulgariir xooggan oo cabbirkiisu ahaa 7.8 oo ku dhuftay koonfurta Turkiga meel u dhow magaalada Gazi… Read More
Hay’adda Ilaalada Xeebaha dalka yaman ayaa shaaca ka qaaday in qeybtooda gacanka Cadmeed Lagu soo wareejiyay mukhalasiin hub u siday shixnad hub ah oo laga soo raray… Read More
Sheekada dhabta ah jacayl wey ka fogtahay.Bal qiyaas in Maasooniyada ay u dhisteen markabka weyn ee (Titanic) oo ay ku bixiyeen kharashaadkan mala-awaalka ah, kaliya si ay 3 nin oo ganacsato… Read More
Cilmi-baarayaal u dhashay dalka Canada (Kanada) kana tirsan jaamacdda “University of Alberta” ee gobolka Calgary ayaa shaaca ka qaaday inay ka heleen laba macdan oo aan hor… Read More
Askarigii loo haystay dilka xildhibaan Juweyriya oo ka hadlay ‘sababta dilka’Warbaahinta maxalliga ah ee Itoobiya iyo kuwa Soomaalida ayaa maalmihii lasoo dhaafay si weyn u… Read More
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan dagaalka Ukraine, isagoo carabka ku adkeeyay in dalkiisa uu gaari doono yoolalka uu ka l… Read More
Saddex dal oo Aasiyaan ah ayaa shacabkoodu haystaan xorriyadda socdaalka caalamiga ah marka loo eego kuwa dalalka kale, sida lagu sheegay warbixin saddex biloodle ah oo ay soo saartay… Read More
Sida uu qoray wargeyska Nation ee ka soo baxa dalka Kenya Mid ka mid ah labadii nin ee baxsadka ahaa ee uu Mareykanku ku raadjoogay loona haystay ka ganacsiga daroogada iyo ugaarsiga d… Read More
Dowladda Mareykanka ayaa ogolaatay in lasii daayo maxbuus Soomaali ah oo muddo 17 sano ah ku xirnaa xabsiga Guantanamo Bay, iyadoo aan wax dambi ah lagu soo oogin. Guuleed Xasan Dooraa… Read More
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalbaday in lasii wado taageerada militari ee Mareykanka uu siiyo Soomaaliya.Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka digay in saaxiibt… Read More