Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Dhulgariir cabirkiisu yahay 5.1 oo ka dhacay Gacanka Cadmeed

 


Dhulgariirkii cabirkiisu yahay 5.1  Qiyaasta Richter, ayaa fiidnimadii Sabtida, ka dhacay gacanka  cadan meel u dhow xeebaha soomaaliya 

Xarunta Mediterranean ka  ee Yurub ee dhulgariirka ayaa sheegtay in "dhulgariir Cabirkiisu yahay  5.1 Qiyaasta Richteruu ku dhacay Gacanka Cadmeed  saacadu marka ay ahayd 8:30 waqti Y bariga Africa iyo yemen, dhul gariikaas oo hoos jiray  10 km" ayadoo  aan la helin wax faahfaahin oo inaasi dheer 

dhinaca kale xarunta sahanka juquraafiga Mareykanka ayaa sheegtay in dhulgariir cabirkiisu yahay  4.7  qiyaasta Richter uu ka dhacay sabtida meel 140 Km waqooyiga  magaalada caluula ee xarunta gobolka gardafuu ee puntland , Soomaaliya.

Waxaa la filayaa in muddada soo socota, xeebaha cadan , ay ka dhacaan dhaqdhaqaaq falcelis ah degganaada Badda Carabta, siday sheegaayaan khubarada asaasadka iyo dhulgariir.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Dhulgariir cabirkiisu yahay 5.1 oo ka dhacay Gacanka Cadmeed

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×