Waxaa Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu beryahan soo gaarayay masuuliyiin ka tirsan Gobolka gardafuu oo kormeer shaqo iyo sidii loo dardargalin lahaa hawlaha shaqo ee dawlada hoose… Read More
Guddiga loo xilsaarey dhismaha golaha deegaanka Degmada Baargaal ee gobolka Gardafuu ayaa wada dadaaladii ugu danbeeyay ay ku Soo dhamaystiri lahaayeen xildhibaanada cusub ee golaha deegaank… Read More
Wararka ka imaanaya degmada Eyl oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in malayshiyo hubaysan la wareegeen hoolkii lagu qaban lahaa doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenk… Read More
Xildhibaanada golaha deegaanka Degmada Bareeda ee gobolka Gardafuu ayaa waxaa u soo gabagaboobay kal fadhigii 2aad ee Golaha Deegaanka Degmada Bareeda, intii layagleeyay maamulka cusub ee DE… Read More
Golaha degaanka Degmada Caluula ee Xarunta Gobolka Gardafuu ee Dowlad Goboleedka Puntland oo maalmihi la soo dhaafay la dhaarshay ayaa maanta doortay Gudoomiyaha degmada iyo Ku xigeenkiisa… Read More
Wasaarada Arrimaha Gudaha Federal ka iyo Dimuqradiyeynta Dawlad Goboleedka Puntland ayaa wareegto ay soo saartay ku sheegtay wakhtiga la dhisaayo golayaasha deegaanka 7 degmo oo… Read More
Wareegto uu soo saaray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu kala diray golaha deegaanka degmada Boosaaso ee gobolka Bari.Kala dirida golaha deegaanka ee Boosaa… Read More
Labo wareegto oo maanta ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa mid lagu kala diray Golahii deegaanka Degmada Boosaaso, halka mida kalana lagu magacaabay… Read More