Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

MALAYSHIYAAD HUBAYSAN OO LA WAREEGAY HOOLKII LAGU QABAN LAHAA DOORASHADA DEGMADA EYL

 


Wararka ka imaanaya degmada Eyl oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in malayshiyo hubaysan la wareegeen hoolkii lagu Qaban Lahaa Doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka degmadaas.

Xubnaha golaha degaanka Eyl oo doorasho qof iyo cod ah lagu doortay 25 October 2021 ayaa lagu waday in ay maanta doortaan guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen cusu

Malayshiyaadka ayaa ciidanka Booliiska Puntland kala wareegay hoolkii doorashada waxaana rasaas labada dhinac dhexmartay ku dhaawacmay hal ruux.

Dhacdadan ayaa imanaysa xilli xubnihii golaha deegaanka ee ururka Kaah u kala jabeen labo garab oo qabiilaysa

Laba musharrax oo ay kala wataan labada garab ee urur siyaasadeedka Kaah ayaa u sharraxan doorashada guddoomiyaha degmada Ey

Ururada mucaaradka ayaa horay uga guulaystay urur siyaasadeedka xukuumadda guddoomiyaasha degmooyinka Qardho iyo Ufayn oo laga qabtay doorashada qof iyo cod.l.n.b.uux.



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

MALAYSHIYAAD HUBAYSAN OO LA WAREEGAY HOOLKII LAGU QABAN LAHAA DOORASHADA DEGMADA EYL

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×