SSC Khaatumo ayaa ka digtay dagaal beeleed ay sheegtay in ay Somaliland ka abaabulayso deegaanada bariga Ceerigaabo iyo Buuhoodle.Warsaxaafadeed kasoo baxday Maamulka SSC Khaatumo, aya… Read More
Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa saacadihii lasoo dhaafay laga dareemayaa jiidaha hore ee magaalada Laascaanood, halkaas oo muddo saddex bilood ah ka soconayeen dagaalo culus oo u dhexeeya ci… Read More
Shir gaar ah oo u dhexeeya Puntland iyo Hay’addaha caalamiga ah ee taageera Soomaaliya, gaar ahaan Bangiga Adduunka (World Bank) ayaa ka furmaya caasimadda dalka Kenya ee Nairobi… Read More
Sida ay muujinayaan xogo ay heshay warbaahinta, Qorshe la doonayo in uu isku-casilo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamzse Cabdi Barre ayaa ka soconaya caasim… Read More
Xaaladda ka jirta gobolka Sool waxay u muuqataa in ay faraha ka sii baxayso, loona baahan yahay in dagaalka si dheqso ah lagu joojiyo iyo dhiigga macnodarada ku daadanaya.Dadka dhimana… Read More
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash iyo qaar katirsan wasiiradda iyo xildhibaannada Puntland ee kasoo jeeda gobolka Sool, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dowladda federalka… Read More
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta U baxaya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, isagoo shirar gaar gaar ah ku gali doono xarunta gobolk… Read More
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa sheegay in Qatar ay aaminsan tahay muhiimada ay leedahay in lagu s… Read More
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadday saldhig ay leeyiiin Ciidamada Burundi ee ka tirsan kuwa Midowga Afrika oo ku yaalla tuulada… Read More
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ku sugan Washington DC ayaa la kulmay Wakiilka Joogtada ah ee Faransiiska u fadhiya Qaramada Midooba… Read More
br>
Qudus (Caasimada Online) – Wargeyska Israel Hayoom ayaa qoray in saddex dal oo Carbeed ay aqbaleen qorshaha Israel ugu daresaneyso dhulka Daanta Galbeed, kaasi oo la filayo i… Read More
Madasha Puntland Current Trend(PCT) oo ah waa madal ay ku mideysan yihiin aqoonyahano iyo waxgarad reer Puntland ah, kuwaas oo kala jooga dunida daafaheeda, ayaa Warmutiyeed kasoo saaray Imt… Read More
Dowladda Turkiga ayaa ku gacan seertay isku dayo deeq bixiyayaasha caalamka ay doonayaan in deeqda ay siiso Soomaaliya laga dhigo mid ku xiran beesha caalamka, oo aysan toos ula macaamilin d… Read More