Kooxda Napoli ayaa ku guuleysatay horyaalka talyaaniga xilli ciyaareedka 2022/2023, ka dib markii ay bar-baro la gashay kooxda Udinese kulan ka tirsanaa horyaalka Talyaaniga.Napoli aya… Read More
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dil goor sii horeysay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo koox burcad ah ay ugu geysteen gabar dhalinyaro ah.Dilkan oo ka dhacay xaafada Juungal ee degm… Read More
Kooxda Barcelona ayaa garaacday 10 xiddig oo Elche ah kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga kana dhacay garoonka Camp Nou.Barcelona ayaa u baahnayn in ay ku soo laabato wadada guulaha kadib ma… Read More
Labadiisa gacmood mida midig waxaa uu ku haayay Basiin, mida kalena waxaa uu ku haayay Dab, haddii ay is gaari lahaayeen waxay ahayd qatar isaga dhimasho ku sababi kartay.Mudo yar ayuu ku dh… Read More
Kulan dhinac kaliya ahaa kooxda Real Madrid ayaa u awood sheegatay kooxda Barcelona kulan ka tirsanaa La Liga kana dhacay garoonka Santiago Bernabue.Kulanka ayaa ahaa mid ay Real Madri… Read More
Kooxda Man United ayaa xaqiijisay in xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba isaga tagi doono kooxda kadib markii uu heshiiskiisa kooxdu dhamaadayPogba ayaa ku soo laabtay Old Trafford xagaagii 2… Read More
Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xoogaan oo maqribkii ka dhacay maqaayad ku taalo bar koontarool oo laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu magacaabo Blue Sky R… Read More
Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo soo xiganeysa saraakiil ka tirsan ciidanka kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa werisay in dagaal Arbacadii ka dhacay tuulada Bulul… Read More
Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Gareth Bale ayaa haatan gaadhay dalka Shiinaha si uu u dhamaystiro heshiiska uu ugu biirayo kooxda ka ciyaarta horyaalka Chinese Super Leagu… Read More