Puntland waa maamul mug iyo miisaan weyn ku leh Soomaaliya. Waa maamulkii ugu horeeyay ee ka hanaqaada burburkii dowladdii dhexe kadib 1991 marka laga reebo Somaliland.Puntland waxa ay… Read More
Madaxa Golaha Sare ee Suudaan, Abdel Fattah Al-Burhan, ayaa sheegay shalay oo Khamiis ahayd, in "aan la cayimin taariikhda doorashada, laakiin ciidamadu ma sugi doonaan weligeed." … Read More
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay sababta soo celcelisa khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhexgala Dawladda Federaalka Soom… Read More
Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Avv. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, ayaa si adag uga digay in Doorashada qof iyo cod ee Soomaaliya loo wadaa ay noq… Read More
Wararka ka imaanaya degmada Eyl oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in malayshiyo hubaysan la wareegeen hoolkii lagu qaban lahaa doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenk… Read More
Doodda la xiriirirta doorashooyinka heer federaal ee dalka ka dhacaya 2020/2021, ayaa maalinba heer soo mareysay tan iyo bilowgii 2019, markaas oo qaar kamid xisbiyada mucaaradka iyo labada… Read More
br>
Muqdisho (Caasimada Online) – Madasha Xisbiyada Qaran ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku soo dhaweysay hadalkii Ra’iisul Wasaare Kheyre ee ahaa inay ka go’ant… Read More
Madaxweynaha Afghanistan, Ashraf Ghani ayaa maanta ka badbaaday weerar ismiidaamin ahaa, ka dib markii la bartilmaameydsaday goob ay ka socotay olole doorasho, oo ku taala Magaalada Charikar… Read More
Kal walba amin taan oo kale, odayaasha dhaqanka ee beelaha reer Puntland waxay soo saaraan lixdan iyo lix xildhibaan. Kuwaas oo la waydiisto inay ka soo dhex xulaan koox musharaxiina ninkii… Read More
Halkaan waxaan Isimada, indheer-garadka, gancastada, culumaa’udiinka, iyo ururad bulshad reer Puntland ugu soo gudinyaa baaqan aan u magac darey SAMATA-BIXIN Puntland.Oraah Soomaliyeed… Read More