kooxda Barcelona ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo muuqaal ama sawir dhaliyay muran badan kadib kulankii Real Madrid ay la ciyaartay kooxda Malaga, kaas oo ku dhamaaday … Read More
Xidiga kooxda manchester united iyo xulka France Paul Pogba ayay qabteen kaamirooyinku isaga oo ku gudanaaya waajibaadka Cumrada, asagoo ku sugan xaramaynka kadib markii uu ku guu… Read More
Kulan ka tirsanaa ciyaaraha kooxaha dalka Spain Gaar ahaan Horyaalka Ciyaartoyda da’da yar ee dalkaas ayaa lagu kala badiyay Natiijo layaab leh, kadib markii lagu kala badiyey 47-0.Koo… Read More
Sagaal ciyaartoy oo Saudi Arabia ah, oo ay ku jiraan xubno ka tirsan xulka qaranka sucuudiga ee ka qeybgali doona Koobka Aduunka 2018, ayaa ku biiray kooxaha Spain ee heerarka koowaad iyo la… Read More
Ciyaartoyda kala duwan ee kooxda barcelona ee ka ciyaarta horyaalka spain ee la liga ayaa usoo bandhigay taageerayaasha dunida maaliyada cusub ee ay ku ciyaari doonto kooxdooda xili ci… Read More
Dugsiga sare Muntadda Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa caawa ku guulaystay koobka Barnaamijka tartan aqooneedka ah ee Tartan iyo Tacliin ee ka socday bishii ramadaan idaacada Radio Daljir.Dug… Read More
Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Gareth Bale ayaa haatan gaadhay dalka Shiinaha si uu u dhamaystiro heshiiska uu ugu biirayo kooxda ka ciyaarta horyaalka Chinese Super Leagu… Read More
Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey xiddigaha ku tartami doona abaal-marinta goolka sanadka ee Puskas Award iyadoo Lionel Messi uu ka soo muuqday, halka laga waayey Cristi… Read More
Horyaalka Premier League waxaa jooga qaar ka mid ah laacibiinta ugu fiican dunida laakiin waxaa sidoo kale ka ciyaara ciyaaryahano qaladaad waa weyn sameeya xilli ciyaareed walba.Waxba ma ah… Read More
Kooxda Arsenal ayaa laga joojiyay tababaradii ay qaadan jireen iyadoo ciyaartooydii u macalinku tabobarka siiyay ee u dambeyayna ay si iskood ah isku karantinimeeyeen.Maanta ayaa loo qabanay… Read More
Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa dib u dhis balaaran ku sameesay garoonka kubada cagta ee Muqdisho Stadiom oo sanado badan aheyd xero ciidan iyo meel ka caagan kubadii loogu tala galay… Read More
Joan Laporta ayaa taageerayaasha kooxda Barcelona kula xiriiray boggiisa gaarka ah ee Twitter –ka, wuxuuna u diray fariin ku aadan qalbi-Jabkii kulankii Granada.Kooxaha Bar… Read More
Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweeneysa Kooxda Reer Holland ee Ajax kulan ka tirsan tartanka Champions League ee Group A Garoonka Anfield.Kooxda Jurgen Klopp ayaa 4-1 ay Napoli ku xasuuqday ku… Read More
kooxda Bayern Munich ayaa garoonkeeda Allianz Arena ku soo dhaweeneysa kooxda Barcelona kulan ka tirsan Champions league-ga Guruubka C.Bayern ayaa 2-0 kaga badisay Inter Milan Arbacadii hore… Read More
Kooxda Barcelona ayaa garaacday 10 xiddig oo Elche ah kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga kana dhacay garoonka Camp Nou.Barcelona ayaa u baahnayn in ay ku soo laabato wadada guulaha kadib ma… Read More
Tababaraha Kooxda Barcelona ee Xavi ayaa isku diyaarinaya in uu hogaamiyo kooxdiisa Barcelona Kulanka El Clasico ee maanta ka dhici doona Santiago Bernabe kana tirsan horyaalka La Liga… Read More
Kulan dhinac kaliya ahaa kooxda Real Madrid ayaa u awood sheegatay kooxda Barcelona kulan ka tirsanaa La Liga kana dhacay garoonka Santiago Bernabue.Kulanka ayaa ahaa mid ay Real Madri… Read More
Weeraryahanka kooxda Alnasr ee Ronaldo ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii 4-ta gool aheyd ee uu xalay ku hogaamiyay kooxdiisa kulan wareegga 16-aad ee horyaalka Sacuudiga… Read More
Ciyaartoyda caanka ah waxay ku qaataan qayb wanaagsan oo ka mid ah xirfadahooda safarka, hadday tahay inay ka qayb qaataan tababarka, ciyaarta ama inay la joogaan kuwa ay jecel yihiin. In ya… Read More
Franck Kessie ayaa waqtigii geerida wax auu guul qaali ah ku hogaamiyay Barcelona kuwaasi oo 2/1 kaga badiyay Real oo marti u aheydSheekada qeybta hore : Barcelona biloowgii waxa ay ci… Read More
Kante, oo 31 jir ah, ayaa ku soo laabtay shaxda Blues ee maalinta ciyaarta markii ugu horreysay tan iyo bishii Agoosto ciyaartii Sabtidii ay 2-2 la gashay Everton. Ciyaaryahanka khadka… Read More
Kooxda Arsenal ayaa iska khasaarisay fursad ay dib ugu soo celin lahaayeen 8-dii dhibcood ee ay ka horeeyeen Man City horyaalka premier League.Arsenal ayaa laba gool ku hor martay kula… Read More
Kooxda Napoli ayaa ku guuleysatay horyaalka talyaaniga xilli ciyaareedka 2022/2023, ka dib markii ay bar-baro la gashay kooxda Udinese kulan ka tirsanaa horyaalka Talyaaniga.Napoli aya… Read More