Turkiga ayaa sahminaya sida ay door muhiim ah uga qaadan karto soo celinta nidaamkii dimoqraadiyada ku dhisnaa ee Niger, halkaasoo militerigu ay la wareegeen awoodda bishii hore, sida uu yir… Read More
Ugu yaraan 6 ruux ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen tiro kalena ay ku dhaawacmeen dagaal iyo duqeymo culus oo maanta ka dhacay magaalada Laascaanood.Dagaalka ayaa ka dhacay aag… Read More
Sida ay muujinayaan xogo ay heshay warbaahinta, Qorshe la doonayo in uu isku-casilo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamzse Cabdi Barre ayaa ka soconaya caasim… Read More
Maamulka Taliban oo ka taliya Afghanistaan ayaa heshiiskoodii ugu horeeyay ee caalami ah la saxiixday shirkad Shiineys ah oo shidaal ka soo saareysa kaydka saliida ee waqooyiga dalkaas.Saraa… Read More
Samsung ayaa ku dhawaaqday horumarinta chips-yada cusub ee RAM, oo ay ugu yeerto DDR5 (DDR5), tignoolajiyada muhiimka ah ee ay shirkaddu aaminsan tahay inay noqon doonto horumarka soo… Read More
Dhulgariir cabirkiisu dhan yahay 6.1 ayaa ku dhuftay galbeedka jasiirada Java ee dalka Indonesia, taasoo keentay in dadku ay ka baxaan dhismayaasha sida ay sheegtay maareynta masiibooy… Read More
Cilmi-baarayaal u dhashay dalka Canada (Kanada) kana tirsan jaamacdda “University of Alberta” ee gobolka Calgary ayaa shaaca ka qaaday inay ka heleen laba macdan oo aan hor… Read More
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan dagaalka Ukraine, isagoo carabka ku adkeeyay in dalkiisa uu gaari doono yoolalka uu ka l… Read More
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan laga helay xanuunka Covid-19 ayaa xalay ka baaqsaday ka qayb-galka munaasabadda xuska 26 June oo lagu qabtay xarunta ma… Read More
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray xaruntii u horreysay ee Adeeg… Read More