Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Wiil 7 jir ah oo sanad gudihiis barta Youtube ka uga sameeyey 22 Milyan oo dollar (Daawo Sawirro)


Wiil 7 sanno jir ah oo ka faallooda qalabka ay carruurta ku ciyaaraan ayaa la Sheegay Inuu noqday qofka lacagta ugu badan ka sameeyay sanadkan Barta Youtube sida ay qortay majalladda Forbes.
Ryan ayaa ka sare maray dadka Youtube-ka caanka ka ahaa sida ninka lagu magacaabo Jake Paul kaasoo uu ka sareeyay lacag dhan nus malyuun dollar.
Waxaa kaalinta seddexaad soo galay Dude Perfect, isagoo hela lacag dhan $20 Milyan dollar.
Wiilkan oo la weydiiyay sababta kanaalkiisa ay caruurta u jecelyihiin ayaa sheegay inuu madadaaliyo ayna ka heleen majaajiladiisa.
Sanadkii 2015-kii ayuu kanaalkiisa sameeyey wiilkan yar muuqaalada qaarna waxaaba la daawaday 26 milyan oo jeer, waxaana ku xiran 17.3 milyan oo qof.





This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Wiil 7 jir ah oo sanad gudihiis barta Youtube ka uga sameeyey 22 Milyan oo dollar (Daawo Sawirro)

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×