Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Daawo sawiro: Dadaaladii ugu dambeeyey ee lagu badbaadinayo Hantida Doonida alxafiis ee Caariday ee Boosaaso &

Waxaa meel wanaagsan mareysa howl galka Lagu badbaadinayo alaabta Saaran Doonta ku soo caaridey xeeta magaalada Boosaaso

Waxaa ku howlan badbaadinta alaabta saaran doonta guddi isugu jira ganacsato, culimo’udiin iyo farsamayaqaano.




Kunteenaro ayaa la dhigay badda dhexdeeda waxaana lagu celinayaa ciid si loo helo cufnaan iyo adeyg ay gawaaridu si fudud u marto loona suura geliyo dedaalka ay wadaan farsamayaqaanada howshan ku howlan.




This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Daawo sawiro: Dadaaladii ugu dambeeyey ee lagu badbaadinayo Hantida Doonida alxafiis ee Caariday ee Boosaaso &

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×