Get Even More Visitors To Your Blog, Upgrade To A Business Listing >>

Ujeedo : Raaligalin Samadoon siciid Awaare saalax oo magaciisa lagu been abuurtay


waxaan halkaan raali galin ugu gudbinaynaa samadoon Siciid Awaare Saalax oo si khaldan magaciisa loo adeegsaday asagoo cadeeyay inuu ku jiray oo ka qaybgalay shirkii turxaan bixinta iyo wadatashiga beesha yoonis cabdisamad ee lagu sugay nabadoonka beesha yoonis cabdisamada Nabadoon Axmed Cabdalle maxamed axmed 

waxaan mar labaad ka raali galinaynaa samadoon siciid awaare saalax khaladkaasi dhacay

waxaa sidoo kale  na soo gaarsiiyay in magacyadooda laga been sheegtay oo codsaday in magacooda laga saaro ayagna raligalin la siinaayaa

caaqil ayaanle abshir
samadoon rooble cismaan dhuxul
samadoon ibrahim maxamed ciise
samadoon muumin siciid cali j
samadoon yaasiin siciid maxamuud



This post first appeared on BAARGAAL.NET, please read the originial post: here

Share the post

Ujeedo : Raaligalin Samadoon siciid Awaare saalax oo magaciisa lagu been abuurtay

×

Subscribe to Baargaal.net

Get updates delivered right to your inbox!

Thank you for your subscription

×